Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dunida Ugu Faqiirsan .. Hanti Waxaa U Ka Leeyahay Gaari Qiimihiisu Yahay 2000 Oo DOOLAR

Sunday - January 6, 2013

Montevideo - Xilli ay inta badan ee madaxweynayaasha dunida saddexaad ka warwareegaan in ay sheegaan xaddiga uu yahay mushaharkoodu ama inta uu ku filnana waayo

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ereteria Ugu Baaqay Soo Deynta Maxaabiista Dagaal ee Ay Ka Hayso

Saturday - January 5, 2013

Djibouti - Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele ayaa mar kale Eriteriya ka dalbaday si ideynta maxaabiista ay ku qabsadeen dagaalkii dhexmaray 2008,

Warkii oo dhan

Ballantii Sadexda Tuug By Saciid Maxamed Gees

Thursday - January 3, 2013

Saddex Nin oo qawlaysto ah, ama tuug reer miyi ah, ayaa ku noolaa carriga Bariga Sanaag, meel la dhaho Dhagax Labaasood, gaar ahaan Corcoro iyo Carmale oo ah meel

Warkii oo dhan

Gorgorkii Looyar Xoosh Iyo Maxaad Ka Taqaan Ciyaarta Walasaqada Ee Wadno U Roon

Tuesday - January 1, 2013

Duruufihi siyaasadeed ee dhawaanta ka taagna dalka somaaliya iyo gaar ahaan doodihi ansixinta dawladi C/Faarax Saacid soo dhisay oo marki dambe muran iy tab dhexaad

Warkii oo dhan

Gorgorkii Looyar Xoosh Iyo Maxaa Ka Taqaana Ciyaarta Walasaqada

Tuesday - January 1, 2013

Gorgorkii  looyar xoosh dibna ruugiisi awgeed ka dabeyshaday mogdisho  oo duufaan habeenimo ku tuurtay yurub.     Duruufihi siyaasadeed

Warkii oo dhan

Puntland-Garowe Oo Looga Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Lagu Magacaabo Dadka

Monday - December 31, 2012

Garowe: Waxaa galabta Hoteelka Aaran ee magalada Garowe ee xarunta Puntland looga dhawaaqay Urur siyaasadeed lagu magacaabay Dadka kaasoo la sheegay inuu yahay Urur

Warkii oo dhan

M/weyne Xasan Shiikh Oo La Sheegay Inusan Weli La Qabsan Hab Maamuski Baratakoolka Madaxweyne-nimada

Friday - December 28, 2012

Kampala By Asadna Suudi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuud ayaa habeen hore ka qeyb galay martiqaad casho sharaf ah oo ay magaalada

Warkii oo dhan

Wafdigi Ka Socday Dowladda Somaliya Oo Soo Gaaray Kismaayo Kalana Kulmay Waji gabax

Friday - December 28, 2012

Kismaayo:-Wafdi ka socda Dawladda Somalia ayaa la sheegay iney ka dageen garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kuwaas oo ay ka mid yihiin  Wasiirka Gaashaandhiga

Warkii oo dhan

Liibiya Oo Amar Ku Bixisay In La Toogto Tahriibiyaasha Dalkeeda Soo Gala

Thursday - December 27, 2012

Dowlada Liibiya ayaa amar adag ku siisay ciidamada ilaalada Xuduudaha Dalkaasi in nolosha laga toogto Tahriibayasaha Dalkaasi soo galaya hadii ay arkaaan iyo waliba

Warkii oo dhan

hgfbvnm.

Thursday - December 27, 2012

Dawladda Liibiya oo amar ku bixisay in la toogto Tahriibayaasha dalkeeda soo galaya iyo kuwa ka baxayabaDowlada Liibiya ayaa amar adag kusiisay ciidamada ilaalada

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Dawladihi Ka Horeeyey Bakhti Iyo Faashiliin Ku Tilmaamay

Tuesday - December 25, 2012

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa weeraray dowladihii KMG ahaa ee ka horeeyay, oo uu ku eedeeyay wax qabad la’aan.Isaga oo la hadlayay

Warkii oo dhan

Urur Siyaasadeed La Magac Baxay Gaheyr Oo Looga Dhawaaqay Caasimada Puntland

Sunday - December 23, 2012

Garoowe: pp - Urur siyaasadeedkii 5-aad ayaa looga dhawaaqay Caasimada Puntland ee Garoowe, urur siyaasadeedkaas oo guddoomiye kumeel-gaar ah loogu magacaabay C/risaaq

Warkii oo dhan

Dawlada Cusub Ee Koonfurta Sudan Oo Dalkeeda Ka Masaafurineysa Somaalida Haysata Baasaboorka S/land

Saturday - December 22, 2012

Juba (Jam)- Dawladda cusub ee Koonfurta Sudan, ayaa dalkeeda ka masaafurinaysa dadka haysta baasaboorka Somaliland, kadib markii ay soo saartay sharci sheegaya in

Warkii oo dhan

Shandado Iyo Shaarar Xabadaha Celiya Oo Loo Sameeyey Caruurta Mareykanka

Friday - December 21, 2012

Connecticut- Shandadaha caruurtu buugaagta ku qaataan oo xabadaha celiya iyo shaarar xabada celiya ayey soo saareen qaar ka tirsan shirkadaha sameeya, ka dib markii

Warkii oo dhan

M/weyne Xasan, Iyo R/W C/Faarax Oo Biyo Hoostood Iska Haraatinaaya Iyo W. Maaliyada Oo Loo Diiday...

Wednesday - December 19, 2012

Mogadisho: Inta hadal duulo, haad ma duusho .. hadal intu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yahay, laakiin haddu soo dhaafo dibnahaaga waxaad ogaata in aanu lahayn

Warkii oo dhan