Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 17 May 2024

WARARKA MAANTA

Hay'adaha Nabadgalyada Ingiriiska Oo S/Land U Sharxeysa Sababihi Keenay Digniinti Dawlada Britain

Saturday - Feb 2, 2013

Addis Ababa- Maamulka Somaliland iyo ergo dawlada Ingiriiska ka socota ayaa magaalada Addis Ababa ku leh kulan hawleed ay kaga xaajoonayaan digniintii ay dawladda

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah : Alla Ha U Naxariiste Waxaa Maanta Geeriyooday Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor

Thursday - January 31, 2013

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun,Waxaa Xalay Magaalada Nairobi Ku Geeriyooday Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor oo ahaa Suldaanka guud ee Aji ee Gobalada Jubboyinka

Warkii oo dhan

Konfurta Galkacyo Galmudug Oo Wajaheysa Dagaal Ay Ku Kala Baxaan Cabdi Qaybdiid Iyo Mucaaradkiisa

Wednesday - January 30, 2013

30 Janaury 2013 Waagacusub.com- Maleeshiyo beeleedyo ku hubeeysan Baabuurta dagaalka ayaa buuxiyay Koofurta Magaaladda Galkacyo kadib markii uu fashil ku dhamaaday

Warkii oo dhan

R/Wasaare Saacid Oo Ka Badbaaday Qarax Ismidaamin Laakiin Siigadi Qaraxaas Ku Haftay

Tuesday - January 29, 2013

Muqdisho- Nin La Sigay Ma Nabad Galay .. Xarunta Villa Somaaliya wararka laga helaayo ayaa sheegaya in ruuxa isku soo xiray waxyaabaha qarxa inuu isku qarxiyay iridka

Warkii oo dhan

Guul Laga Gaaray In La Hakiyo Kansarka Fida

Monday - January 28, 2013

Kobanheegan: Boqolkiiba 90 dadka u dhinta cudurka kansarta waxaa sababa unugyada kansarka oo ku baaha qaybaha kale ee jirka. Laakiin hadda koox cilmi-baarayaal oo

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaaraha Itoobiya Oo Maanta Xilkii Ururka Midawga Afrika La Wareegay

Sunday - January 27, 2013

Addis ababa; Raysal wasaaraha Dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa manta loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Ururka Midawga Afrika waxaana xilkaas manta si

Warkii oo dhan

Ogeysiis .. Ogeysiis .. Ogeysiis Muhim Ah

Monday - January 21, 2013

Bismilaahi Yaasiin .. Dear Akhristaaysha Gacal iyo sokeyba ee aan tiradooda halkaan lagu soo koobi-karin kuna taxan webkan Galdogob Times ha idin salaanto malaaigta

Warkii oo dhan

Beesha Biyo-Maal Oo Sirtoodi Hargeysa Ku Baxday Noqotayna Reero Un Warafka Tuuraya

Saturday - January 19, 2013

Hargeysa; warar naga soo gaaraya dhinaca magaalada hargeysa ayaa sheegaya labadii toddobaad ee ugu danbeeyay Hargeysa kulamo kula lahaa qaybaha Bulshada Reer Somaliland

Warkii oo dhan

Madax Dhaqameed Ka Socda Beesha Biyo Maal

Saturday - January 19, 2013

Madax dhaqameed ka socda Beesha Biyo Maal ee Marka iyo Jamaame oo kulamo la yeeshay qaybaha kala duwan ee Reer Somaliland, Mart-qaad-na ka filaya Xukuumadda Hargeysa(

Warkii oo dhan

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliya Oo Loo Magacaabay Mawaadin Reer Awdal Ah

Thursday - January 17, 2013

Mogadisho-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyaha Baanka dhexe ee dalka u magacaabay muwaadin reer awdal ah oo magaciisa la yiraahdo Dr.Cabdisalan

Warkii oo dhan

Washinton DC Oo Aqoonsatay Dawlada Cusub Ee Somaaliya

Thursday - January 17, 2013

Wanshinton- Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay aqoonsan doonto dowladda cusub ee Soomaaliya. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dhinaca Africa Johnnie

Warkii oo dhan

Dawladaha Reer Galbeedka Oo Wal-Wal Ka Qaba Kooxaha Islaamiga Ah Ee G. Afrika , Yeman Iyo Somaaliya

Wednesday - January 16, 2013

Dawladaha Waaweyn ee Reer Galbeedka ayaa Wal-wal xoog leh ka qaaday Awooda sii xoogaysanaysa ee dhaqdhaqaayada Kooxaha Islaamiga ahi ka wadaan Galbeedka iyo Bariga

Warkii oo dhan

Taliyaha Ciidamada Lugta Ee Uganda Oo Codsaday In La Kordhiyo Muddada Howgalka AMISOM Ee Soomaaliya

Tuesday - January 15, 2013

Kampala (RH) Taliyaha ciidamada lugta dalka Uganda Katumba Wamala ayaa u sheegay wargeyska The New Vision ee ka soo baxa Kampala in loo baahan yahay siddii loo caawin

Warkii oo dhan

Wasiir Fawsiya X.Aadan Oo Tiri; Diblomaasiyiinta Waa Iney La Jaan-qaadaan Isbedelka Cusub Ee Dalka

Monday - January 14, 2013

Mogadisho- Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ay maanta ugu sameysay Safari Hotel ee Muqdisho qaar ka mid ah Diblomaasiyiinta

Warkii oo dhan

Khasaaraha Uu Faransiska Kala Kulmay Weerarki Al-Shabaab Iyo Sababihi Fashiliyey Weerarka Komandoska

Sunday - January 13, 2013

Paris Xigasho (Guardian)- Ciidamada Faransiiska ah ayaa guuldaro kala kulmay hawlgal ay ku soo furanayeen Nin Shabaab haysato, ka dib markii askari kale kaga dhintay,

Warkii oo dhan