Latest News

Kulankii BF Oo Ku Dhamaaday Fawdo Iyo Jawaari Oo Sheegay In Warqadihi Mooshinka La Qaybiyey

Monday, 24 November 2014

Mogadisho- Waxaa Goordhaw lagu kala dareeray Kulankii la filayay in Xildhibaanada Baaralmaanka Soomaaliya ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kadib markii uu mar kale Foodo iyo...
+ Full Story

Guddigi Dhex-dhexaadinta Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Soo Afjaray Khilaafki Jiray

Saturday, 22 November 2014

Hargeysa -Gudidii Dex-dhexaadinta ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa maanta si rasmi ah u soo afjaray khilaafkii Golaha Wakiilada Barlamaanka Somaliland Gudidii Dex-dhexaadinta Golaha Wakiilada ayaa...
+ Full Story

Jawari Oo Cayimay Waqtiga Furitanka BF Kana Digay In Mooshinka Sidi Koran Buubay Lagu Birin-Birqeeyo

Friday, 21 November 2014

Muqdisho- Afhayeenka Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sheegay inuu dib u furayo Kulanka Baarlamaanka Isniinta soo socota.waxa uu ku hanjabay inuu talaabo ka qaadi doono...
+ Full Story

Obama Oo Ku Dhawaaqaya Cafiska Loo Fidinaayo Dadka Sharci La'aanta Ah Iyo Tiro 3000 Somali Oo ....

Thursday, 20 November 2014

Obama Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu dhawaan ku dhawaaqo sharci si weyn la isugu heysto oo la xariira dadka soo-galootiga ah.Obama ayaa doonaya in dadka Soo-galootiga ah...
+ Full Story

Nicholas Kay: Keef Yaa Hargeysa Tolaayeey-dii Iyo Caashaqi Mujaahidka Xage Bey Idin La Gashay

Tuesday, 18 November 2014

Hargeysa-Beesha caalamka ayaa si adag uga digtay xaalada jafla-dhabaneysa ee Somaliland ka jirta, waxaanay ku baaqeen in la is xakameeyo oo la joojiyo ololaha qaska iyo fitnada siyaasadeed ee...
+ Full Story

Wariyihi Televishinka Horn Cable Ee Gaalkacyo Oo La Dilay

Tuesday, 18 November 2014

Gaalkacyo- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacayo Ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Wariyihii Television-ka Horn Cable isla markaana ahaa wariyaha raadiyo Daljir Ee...
+ Full Story

Wasiiro Jeceylkii U La Galay Iney Xilalkoodi Cirka U Laalaan

Sunday, 16 November 2014

Muqdisho- Waxaa caawa si lama filaan ah loo shaaciyey in qaar ka mida wasiirada dawlada  fedaraalka ay caawa fiidkii Ra’isul Wasaare Cabdiwali Shiikh Axmed u gudbiyeen liis warqad qoraal ah oo...
+ Full Story

Abwaan Sangub: Heesti Astaanta Qaranka Oo Si Fawda Ah U Adeegsadeen Xildhibaano Ka Tirsan BF

Sunday, 16 November 2014

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay shalay ku yeelan- lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka waxa uu ku soo dhamaaday Foodo ,kadib markii Xildhibaano katirsan...
+ Full Story

Xarunta Baarlamaanka Oo Maanta Mar Kale Lagu Kala Dareeray

Saturday, 15 November 2014

Mogadisho-Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Somalia oo kala taageersan labada mas’uul ee is khilaafsan ayaa maanta isugu yimid  xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la...
+ Full Story

Boqoradi Fanka Nicmo Dareen Oo Jiho Aan La Garaneyn Loo Xambaartay

Thursday, 13 November 2014

Wararka ka soo baxaya magaalada Jigjiga ee dhulka ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ee maanta Godey ka afduubteen fannaanada Nimco Dareen iyo fannaaniin...
+ Full Story

Daris Xumida Sweden .. Haweyney Laba Sano Meyd Ku Ahayd Gurigeeda

Wednesday, 12 November 2014

Magaalada la yiraahdo Kalmar ee ku taal dalka Swedenka waxaa laga helay meydka haweyney waayeel ah oo labo sano ka hor ku geeriyootay gurigeeda.Haweeyneyda ayaa in ka bada labo sano dhextiilay...
+ Full Story

Waa Xamdi ilaahay Haddi Ugaas Axmed Ugaas Si Sharfan Maqaam Leh Xabaal U Galay La Bud-dhigay

Sunday, 09 November 2014

Galdogob-Waa Xamdi ilaahay haddi Maanta Ugaas Axmed sii sharafan maqaam wanaagsan loo bud-dhigay iyado aaskiisi qaran ay ka soo qayb galeen shacabkii degaanka oo ushi cirka loo tuuraa Qof madaxiis ku...
+ Full Story

"Inaa Lilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun" Alaha Ha U Naxariste Waxaa Geeriyooday Ugaas Axmed Ugaas M.

Sunday, 09 November 2014

 Waxaa maanta isbitaalka guud Ee Galdogob Allaha Ha U naxariiste ku geeriyooday Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo Ahaa ugaaski beeshaTanade/Leelkase-Daarood.Walaalkeen, Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo...
+ Full Story

Degmada Baraawe Oo Noqotay Xarunta Maamulka K/Galbeed

Saturday, 08 November 2014

Baydhabo-Xili uu gaba gabo marayo Shirka maamul U Sameynta 3 Gobol Ee K/Galbeed Somaliya ayaa Gudig Farsamada Shirkaasi waxaa ay shaaciyeen Magaalada Xarunta u noqoneysa Maamulka Dhismihiisa uu ka...
+ Full Story

Waa Heesti " Waadiga-se Liite Leexadu Ku Sidatee Hadba Laan Cuskanaye Maxaa Luray Naftaadi

Friday, 07 November 2014

Shimbirka hadlay .. Ayaamo la isku guuray, af lagu qoslo iyo ilko la isu muujiyey, wixii uurka ku jiray iyo danti laga gaaray, Shaqal La Isu Taago iyo taraq lagu tuuro halkay gogoshu taalo oo salka...
+ Full Story

Ninkii Dilay Hogaamiyihi Bin Ladin Oo Is Kashifay Iyo Somali U Hawlgal Ku Dilay

Thursday, 06 November 2014

Jaraa`idka Daily Mail ee ka soo baa dalka Ingriiska ayaa shaaciyay magaca iyo shakhsiga dilay hogaamiyihii Al-Qaacida Osama Bin-laden kaas oo lagu sheegay magaciisa Rob O'Neill (38), kana tirsanaa...
+ Full Story

IGAD Oo Ka Dhawaajisay In Ay Xalineyso Khilaafka Xasan Iyo Cabdiweli Shiikh

Wednesday, 05 November 2014

Ergayga gaar ah ee Urur Goboleedka (IGAD) ee Somaliya ayaa soo gaaray Magalada Caasimdda Muqdisho,si uu udhexdhexaadiyo Madaxweynaha iyo Reysal’wasaaraha oo Khilaafka soo kala dhexgalay ay beesha...
+ Full Story

Madaxweyne Xasan Dhoosha Ka Cartamaaya Dhirta Jabinaaya Oo Durbaba Ku Booday Nicholas Kay

Monday, 03 November 2014

Mogadisho- Hadalo kulul oo qaarkood maldahan ayaa saxaafadda la’isku mariyey, hadallo kulul oo fool-ka-fool ayaa la isku yiri, waxbana ma la isku reebanin .. kulan dhexmaray labada dhinac Xasan...
+ Full Story

More News

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

Dibnihi Shakalaa Oo Daaha Ka Qaaday Wixi Kala Gaaray....

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Jabisay Sir Qufuleyd

Qanyare iyo siyaad Bare 
Full Story

Sababihi Jeelki Dheeraa ee Dr. Yuusuf S. Bardacad

siyaad iyo bardacad 
Full Story

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Heesti Galdogob

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

Wareysigi Omar M. Alihashi, W/Arimaha Dibadda Canada

 

 See More

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis.

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

Xayle Salaase Iyo Siyaad Oo Ku Murmay Qadiyada Ogaadeenya

Siyad Bare & haile Selassie Full Story

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan. Full Story

BBC

Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Shanta Galabnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Labada Duhurnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Todobada Aroornimo ee G. Afrika

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

What do you think of the site?
 

Who's Online

We have 8 guests online
webhosting