Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaaliya Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciidul Adxa

Thursday - October 25, 2012

Mogadisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta shacbiga Somaaliyeed iyo guud ahaanba ummada musllinka ee caalamka

Warkii oo dhan

Sideed Qof Ayaa Ku Dhex Dhintay Dagaal Ka Dhex-Taagnaa AMISOM Iyo Al-Shabaab

Thursday - October 25, 2012

Mogadisho- Wanlaweyn- Inta la ogyahay sideed qof ayaa ku dhintey toban qof oo kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca Mini Buska ah loo yaqaan uu soo

Warkii oo dhan

Waxaa Wiigaan Duug Lagu Hubsaday Diracadi Mu'minka Ahayd Hooyo Isniino A. Faarax

Wednesday - October 24, 2012

Inaa Lilaahi Waa Inaa ileeyhi Raajicuun .. Naf waliba maalinteda ayey diyaar u tahay ajesheeda oo wax dunida haraya ma jiraan aan ka ahayn Alle SWT .. Waxaa Wiigaan

Warkii oo dhan

Cudurka Qaaxada Oo Markii Ugu Horeysay Muddo 40 Sano Ah Loo Helay Daawooyin .... Diyaariye: Kamaal

Tuesday - October 23, 2012

Geneva- Cudurka Qaaxada oo sannadkii 2011ka oo keliya galaaftay nolosha Hal Milyan iyo Afar boqol oo kun oo ruux ayaa la sheegay in uu hadda bilaabay hoos u dhac

Warkii oo dhan

Abu-Mansuur Al-Amriki Oo Sheegay In Al-Shabaab Iyo Ajaanibta Ka Bar-Bar Dagaalanta Ay Is Khiaafsan Y

Monday - October 22, 2012

Sida lagu qoray wargeyska The Long War Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka Cumar Xamaami oo sidoo kalena la yiraahdo Abuu Mansuur Al-Amriki kana mid ah ah dagaalyahanada

Warkii oo dhan

Xaalada Lubnaan Oo Kacsan Kadib Dilki Taliyihi Sirdoonka

Sunday - October 21, 2012

Xaalada dalkaasi Lubnaan ayaa kacsan kadib dilkii maalinimadii shalay loo geystay Taliyihii ciidamada Sirdoonka dalkaasi Gen.Wissam al-Hassan oo asagu ahaa nin kasoo

Warkii oo dhan

Yeman Oo Qabatay Mid Ka Mid Ah Saraakiishi Al-Shabaab Ee Mareykanku Madaxdooda Dul-Dhigtay Lacagta

Saturday - October 20, 2012

Saba: Wakaaladda Wararka Dalka Yeman ee Saba ayaa sheegtay Xukuumadda Yaman inay gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo ka mid ah kooxdii ay Dawladda

Warkii oo dhan

R/W Saacid Oo Wiigaan Soo Dhisaya Xukumadiisa Iyo Barbaarta Leelkase Oo U Kala Ordeysa Cadka Wasiir

Thursday - October 18, 2012

Mogadisho: Sida saadaashu ahayd waxaa Arbacadi codkii kalsoonida la siiyey raiisal wasaare Saacid oo u ku soo dhisi-doono gole wasiiro la yiri ha noqdaan kuwa wax

Warkii oo dhan

Masar Oo Bilowday Siyaasado Hor Leh Oo Ay Dooneyso In ay ku Xakameyso Damaca Itoobiya Ee Wabiga Nile

Thursday - October 18, 2012

Qaahira (Geeska)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa shaaca ka qaadday in ay hadda kadib muhiimad weyn oo gaar ah siin doonto xiriirka diblumaasiyadeed

Warkii oo dhan

Barlamaanka Somaaliya Oo Si Buuxda Codka Kalsoonida U Siiyey Raiisal Wasaaraha Cusub Ee Somaaliya

Wednesday - October 17, 2012

Mogadisho- Somaliweyn: Kulan maanta ay isugu imaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay si aqlabiyad leh codkooda ugu ansaxiyeen R/wasaaraha

Warkii oo dhan

Boqortooyada Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqday Iney Joojineyso Dhamaan Dhuxusha Uga Imaaneysa Somaaliya

Tuesday - October 16, 2012

Riyaad- Sacuudi Araabiya: Wasaarada maaliyada, Ganacsiga Iyo Warshadaha iyo tan arimaha dibada boqortooyada sacuudiga waxa ay warkooda ku sheegeen iney fuliyeen

Warkii oo dhan

Cutubkii Sadexaad Ee Ciidamo Ka Socda Jabuuti Oo Soo Gaaray Baladweyne

Tuesday - October 16, 2012

Baladwayne(Lug)— Cutubkii sadaxaad ciidammo ka socda dalka Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

Warkii oo dhan

Dhacdo Naxdin Leh: Dab Qalfoof U Rogay Caruur Reer Hargeysa Ah

Monday - October 15, 2012

Hargeysa (Jam)- Laba carruur ah oo da’dooda lagu kala sheegay shan jir iyo saddex jir, ayaa ku nafwaayey, isla markaana qalfoof u rogay, kadib markii dab qabsaday

Warkii oo dhan

Roobabki Dayrta Oo Xalay Saq-dhexe Ka Bilowday Caasimada Mogdisho Iyo Gobolada Dalka Qaarkood

Sunday - October 14, 2012

Robabka Deyrta oo si weyn loo sugayay ayaa xalay saq dhexe si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho iyo gobolada Koonfurta dalka, waxaana roobabka deyrta oo lagu

Warkii oo dhan

Roobabki Dayrta Oo Xalay Saq-dhexe Ka Bilowday Caasimada Mogdisho Iyo Gobolada Dalka Qaarkood

Sunday - October 14, 2012

Robabka Deyrta oo si weyn loo sugayay ayaa xalay saq dhexe si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho iyo gobolada Koonfurta dalka, waxaana roobabka deyrta oo lagu

Warkii oo dhan