Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweyne C/ramaan Faroole Oo Caro Kaga Jawaabay Beelaha Warsangali Ee Taageerada Kala Noqday P/Lan

Wednesday - October 10, 2012

Garowe-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, ayaa go’aan ay caro ka muuqato kaga jawaabay go’aan ay Beelaha bariga gobalka

Warkii oo dhan

Eritrea Oo Sheegtay Ineysan Al-Shabaab Wax Xiriir Ah La Lahayn

Tuesday - October 9, 2012

Web Somaliweyn:Dowladda Eretea ayaa golaha amaanka ee QM ka dalbatay in laga qaado cunaqabateyntii la saaray sanadkii 2009-ka maadaama lagu waayay eedeymihii loo

Warkii oo dhan

Shan Ruux Oo Lagu Fuliyey Xukun Dil Ah Kadib Markii Ay Ku Cadaatay In Ay Dileen Lamaane Is Caashaqay

Monday - October 8, 2012

Diyaariye Kamaal Axmed Cali: New Delhi - Xukun dil ah oo ay maxkamadi ridday ayaa lagu fuliyey shan ruux oo isku qoys keliya ah magaalada New Delhi ee dalka India

Warkii oo dhan

Shirkadi Saracen Ay Soo Kireysatay P/land Xad-gudub ku Ahayd Cuna-qabateynta Oo Gobolka Isaga Baxday

Sunday - October 7, 2012

Garoowe-Shirkadda Saracen oo ay leeyihiin shaqsiyaad Cadaan ah oo ka soo jeeda dalka Koonfurta Afrika horeyna uga mid ahaan jiray ciidamadii dowladii hore ee Koonfur

Warkii oo dhan

Shirkadi Saracen Ay Soo Kireysatay Puntland Xad-gudubka ku Ahayd Cuna-qabateynta Oo Gobolka Isaga Ba

Sunday - October 7, 2012

Garoowe-Shirkadda Saracen oo ay leeyihiin shaqsiyaad Cadaan ah oo ka soo jeeda dalka Koonfurta Afrika horeyna uga mid ahaan jiray ciidamadii dowladii hore ee Koonfur

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah: Waxaa La Magacaabay Cabdi Faarax-Garaad " Saacid"

Saturday - October 6, 2012

Muqdisho : Waxaa goor dhaweyd si rasmi ah loo baahiyey in Madaxweyne Xasan Sheekh u ku dhawaaqay Riisal Wasaaraha xukuumada dalka hogaamin-doonta Madaxweyne

Warkii oo dhan

C/Qaadir Gaabane Oo La Yiri Saacadaha Soosocda Ayaa Loo Magacaabaya R/Wasaaraha Somaaliya

Saturday - October 6, 2012

Mogdisho: War aan iminka ka xiganay ilo muhim ah oo jooga madaxtooyada ayaa noogu hambalyeyey in C/Qaadir Cabdi Xaashi Gaabane beri subax loo magacaabayo R/Wasaaraha

Warkii oo dhan

M/weyne Xasan Oo La Filaayey Inu Maanta Magacaabo R/wasaare Cusub Hsa ahaate Dib U Dhacday

Saturday - October 6, 2012

Muqdisho-Madaxweynaha dalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filaayey inuu maanta magacaabo raysalwasaaraha cusub ee soo dhisi doona xukuumadiisa, hasa ahaate

Warkii oo dhan

Cali Ciise Oo Ka Mida Aasaasayaasha Khatumo Oo Reer Yurub U Magacaabeen La Taliyaha Xasan Shiikh

Thursday - October 4, 2012

Midawga Yurub oo ka mid ah awoodaha dabada ka riixaya talada Somaliya loogu samaynayo Dawladd ay beesha Caalamku taageersan tahay ayaa Madaxweynaha Somaliya u magacaabay

Warkii oo dhan

Agaasimihi Qurba Jooga C/Qaadir Kamtiirey Oo Ka Hadlay Xiliga Cusub Ay Gashay S/liya Iyo Kaalinta ..

Wednesday - October 3, 2012

Xigasho Hiiraan - 16-kii bishii aynu soo dhaafnay , waxaa awooda dalka si nabadgalyo ah ula kala wareegay labo madaxweyne markii ugu horreysay muddo 43 sano ah,

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Oo La Male-Awaalayo Inu Berito Magacaabi-doono Raiisal Wasaare Cusub .. Waase Kuma

Tuesday - October 2, 2012

Mogdisho- Maalmahaan waxaa si xawli ah u si badanaaya Wararka tuhunka leh ee lagu saadaalinaayo ninka lagu eegaayo indhaha Qoratada oo Madaxweyne Xasan Shiikh rabo

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Somaaliya Xasan Shiikh oo Maanta Ku Wajahan Magalada Baladweyne

Tuesday - October 2, 2012

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiraan. Magaalada Beladweyna ayaa maanta waxa

Warkii oo dhan

Firxadki Shabaabki Talada Xumaa Cagtana Cagta Loo Saaray Oo Iminka Si Naf La Caari Ah Ku Soo Gaar..

Monday - October 1, 2012

Mogadisho- Kisimaayo- Dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab ayaa ku Waajahan xuduudaha wadamada nabdoon ee Geeska afrika si ay uga badbaadaan Ugaarsiga lagu hayo wakhtigan

Warkii oo dhan

Maxbuus Rafcaan Ka Qaatay Xukun 25 Sano Oo Yiri Waa Ka Yartahay Inta Aan Mudanahay Iyo Danbiga Aan..

Monday - October 1, 2012

By Kamaal Axmed Cali- Illinois- Nin u dhashay gobolka Illinois ee dalka Maraykanka oo ay maxkamadi ku heshay in uu dilay gabar uu jacayl ka dhexeeyey ayaa dalbaday

Warkii oo dhan

Liin Dhanaantu Waxay Ay Laabta Ka Soo Jartaa Balqanka Kana Hortagtaa Kansarka Iyo Cuncunka

Thursday - September 27, 2012

Diyaariye Kamaal Axmed Cali - Sida a y aaminsan yihiin taariikhyahannada Carabtu magaca liin dhanaanta loogu yaqaanno Afka carbeed ee Laymuun waxa uu asal ahaan

Warkii oo dhan