Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

Waxaa Wiigaan Duug Lagu Hubsaday Diracadi Mu'minka Ahayd Hooyo Isniino A. Faarax

Wednesday - October 24, 2012

Inaa Lilaahi Waa Inaa ileeyhi Raajicuun .. Naf waliba maalinteda ayey diyaar u tahay ajesheeda oo wax dunida haraya ma jiraan aan ka ahayn Alle SWT .. Waxaa Wiigaan duug lagu hubsaday diracadi Mu'minka ahayd Hooyo Isniino Axmed-gurey Faarax oo muddooyinkaan dambe xanuuno la tacaaleysay, hadaba anagoo ah Bahada galdogob Times waxaan tacsi gaara u direyna ehelada aan ka mid nahay ee reer Cadaawe gaar ahaan Awlaada ilmo Cumar maxamuud Cadaawe( Xaaji Beeso) oo ay dhashay Marxuumada hooyo Isniino ayaan tacsidaas hawada u marineynaa dhamaan qoyski iyo eheladi ay ka geeriyootay Maamo Isniino.

Hooyo Isnino, oo Ku Geeriyootay Washinton Seatlle ahaydna hooyo lagu tilmaami jiray Mu'minad dun wanaagsan leh Waxaan Allha weyn uga baryeyna in naxariista darajo jano fardoosa ka waraabiyo.  Aamiin Aamiin Aamiin