Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

WARARKA MAANTA

Astaamaha Ninka Wanaagsan By Ismahaa Jaamac

Wednesday - March 4, 2009

1- waa kan shaqo taga oo jiifka faraha badan neceb, raadiyana bariiska reerkiisa, kana dhowra afkiisa "wax la qabto ayaan jirin" 2- waa kan gurigiisa ku soo hoyda

Warkii oo dhan

Xafiiskii Ethiopian Airlines ku Lahayd Hargeysa Oo Albaabada Loo Laabay

Tuesday - March 3, 2009

Hargeysa - Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa gebi ahaanba xammaanta ka gurtay oo albaabada u xidhay Jimcihii toddobaadkan

Warkii oo dhan

"Geedka Ciise" Oo Loo Fadhiyo In Lagu Doorto Ugaaskii Beesha Ciise..Yaase Magtiisa La Siindoonaa?

Monday - March 2, 2009

AddisAbaba: Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shiniile ayaa sheegaya in guud ahaan beesha Ciise ee degta Gobolka Shiniile itoobiya, dalka Jabuuti iyo Zeylac

Warkii oo dhan

Ha Ku Daayo Caashaqu .. Dubai Hagarli Wax Ku Soori-jirtay Oo Nicmadi Laga Fuuqsaday Iyo Dadkii Oo...

Sunday - March 1, 2009

Dubai: Boqolaal kun oo shaqaalo ah ayaa bilaabay inay isaga baxaan magaalada Caanka ah ee Dubai ee mandaqada Emaaraadka Carabta, kadib markii ay lasoo gudboonaatay

Warkii oo dhan

wiil u dhalay

Saturday - Feb 28, 2009

ooxda Juventus iyo maxaa kala heysta Cayaaryahanka Soomaliga Ayub Da'ud     Wakiilada xidiga da'da yar ee dalka Somalia iyo kooxda dhalinyarada Juventus

Warkii oo dhan

" Dagaalku Waxuu Ahaa Mid Kooban Oo Lagu Xakameynaayey Is-Balaarinta Sh.Shariif" Sidaas Waxaa Yiri:

Friday - Feb 27, 2009

Nairobi-Kenya: Nin u muuqday Af-maal iskuna buuqsanaa oo shabakadaan la soo xariiray diideyna in magaciisa la kashifo ayaa isagoo booteynaya carabka

Warkii oo dhan

Waa Fadhiilat Al-Sheekh Dr. Shuceybf Iyo Casharkiisi Baraarujinta Maanta" Nafaqada Jirka Iyo Nafta"

Thursday - Feb 26, 2009

Ma had oo dhan Allah bay u ahaate, naxariis iyo nabadgelyo ha ahaato suubane Nebi Mohamed. Casharkeena Jimcahan waxaan kusoo qaadanayaa mowduuc aan rajeynayo inuu

Warkii oo dhan

Goobaha Dagaalka Oo Shafka Laysu Tumayo Iyo Awyadi Garcasta Oo Weli Kala Dab Qaadeysa

Wednesday - Feb 25, 2009

Mogadisho: Tala xumadii aan nafta loo tureyn Weli sidi ayey u socta dadkiina dakharo badan ayey la kulmeen oo meyd iyo dhaawaciba isbitaaladay daadsanyihiin

Warkii oo dhan

Dhiillo Baqdin Leh Oo Sulun-Suluxayneysa Hawada Xamar..Tolayey Abtirsinyihiina Maxaa Idin ILoowsiyey

Tuesday - Feb 24, 2009

Mogadisho Halow taararka waa Hirarka Dhaadheere... Uurxumo hartaa maanta timid... Dagaalkii Muqdisho waa sii dalacay , Huguguftii Hawzarada iyo

Warkii oo dhan

Maamulka Islaamiga Kisimaayo Oo Meel Mariyey Xuquuqdii Xoolaha Iyo Amaro Kale Oo..........

Monday - Feb 23, 2009

Kismaanyo - Maamulka islaamiga ah ee ka arimiya gobolada jubooyinka gaar ahaan magaalada kismaanyo ayaa soo saaray wareegto ay ku mamnuucayaan xakamaha ka samaysan

Warkii oo dhan

Dawlad Calan Madow Oo Ka Dhan Ah Shiikh Shariif iyo Sharmarke Oo Dhawaan Looga Dhawaaqi-doono Som.

Monday - Feb 23, 2009

Marka: Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa shir uga socdaa Magaalada Marka muddo saddex maalmood ah, waxayna isku mari la'a yihiin qaab-dhismeedka dowlad ay ku sheegeen

Warkii oo dhan

Dawlad Calan Madow Oo Ka Dhan Ah Shiikh Shariif Iyo Sharmarke Oo Looga Dhawaaqi-doona Soomaaliya

Sunday - Feb 22, 2009

Marka: Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa shir uga socdaa Magaalada Marka muddo saddex maalmood ah, waxayna isku mari la'a yihiin qaab-dhismeedka dowlad ay ku sheegeen

Warkii oo dhan

Halow Hawraarsan Iyo Gudoon Wacan haddi Aad Dooneyseen Wasiiro Hurgumo Dhiig Iyo Hungo

Friday - Feb 20, 2009

Jabuutti; Halow- Halow Hirarka Dhaadheer, Mawjadaha Gaa-gaaban Marxab iyo Gudoon Wacan taariikhdu waa marag, Ugu dambeyn ina Cabdi-Rashiid Cali Sharmaarke waxuu

Warkii oo dhan

Waa Dr. Shuceyb Abu Yuusuf Iyo Casharkiisi Jimcaha " Sababaha Keena Haweenka Uurka Leh U Dhiciyaan"

Thursday - Feb 19, 2009

Dhalaankii hadey weydiiyeen waxey galabsadeen???? Mahad oo dhan Allah mudan, Col iyo dagaal waxa muteystay kuwa dulmiga fala, naxariis iyo nabad waxa mudan kuwa

Warkii oo dhan