Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweyne C/raxmaan Faroole Oo Magacaawday Wasiiro Shaqo Kula Dhabar Jaba .. Dhuuni Kula Joogin

Monday - March 1, 2010

Garoowe : Sida la sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada oo ku saxiixanyahay madaxweyne dawlad Goboleedka Punt-land Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamed

Warkii oo dhan

Dadka Qabatima Isticmaalka Internet-ka " internet addict" Oo Loo Furay Isbitaal Gaar Ah

Sunday - Feb 28, 2010

Iyadoo uu sare u sii kacayo isticmaalka Inernet-ka ee dunida isla markaana qarnigan uu yahay qarnigii Technolegy-da casriga ah ayaa hadana waxaa soo baxaya saameyn

Warkii oo dhan

Qiimihi Salaadiinta Soomaali Oo Qarnigaan Qarbmay Iyo Ugaaska Ciise Oo Ka Badbaaday

Sunday - Feb 28, 2010

Saylac - Ugaaska beesha Ciise Ugaas Maxamed Ibraahim Rooble oo berri si rasmi ah loogu caleemo-saari doono magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, ayaa galabta

Warkii oo dhan

Cajiib; Maxaad Ka Ogtihiin Mansabyada Qarribmay Qarnigaan .. prepared by C/shakuur XMuuse "heersare"

Sunday - Feb 28, 2010

Waxaa lagama maarmaan ah in qofka beni’aadam ahi ahaado mid dhaadan saamaynta ay lee yihiin is-gedgdisa hab-nololeedka bulsho ee uu ku dhex nool yahay. Maxaa yeelay

Warkii oo dhan

Ma Runbaa In Shabaabka Lagu Soo Carbiyo Degaanada Punt- land Xageese Jooga Zarqaawi Fu'aad Shangole?

Friday - Feb 26, 2010

Kuwa allow sahal ah, surwaal, shaar iyo saacad hadda ugu hor yihiin, oo indhaha ku kala furay casri jaahiligi colaadi sokeeye kuna caan baxday durbaan

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-digtoor Caalim Sh.shuceyb

Thursday - Feb 25, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Lacgtu Aruursaday Intii Uu Noolaa Oo Naagtiisi Kudaafada Uga Tuurtay Iyadon Garaneyn. By M. Gaabiye

Wednesday - Feb 24, 2010

Haweenay u dhalatay dalka Roomaaniya ayaa si qalad ah uugu riday lacagtii uu ninkeedu urursanayay mudo dheer gudaafada markii ay olole nadaafadeed ku qaaday gurigeeda

Warkii oo dhan

Banaanbax Ay Isku Soo Duba-rideen Dawlada Eriteriya Iyo Xoogaga Mucaaradka Itoobiya Oo Fashal Ku Dha

Tuesday - Feb 23, 2010

Washington- Sida ay nagu soo wargaliyeen ilo ka soo warama magaallada Washington ee dalka Mareykanka oo uu shalay ka dhacayey banaanbax ay isku soo duba-rideen

Warkii oo dhan

Shirkadaha Batroolka Wax Ka Baara Punt-land Oo 2 Malyan Doolar Ku Wareejineysa Xukuumada Garoowe

Monday - Feb 22, 2010

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lacag gaaraysa 2 million oo dollarka Maraykanka ah ay shirkadaha baaritaanka shidaalka ka wada Puntland ay ku wareejiyaan

Warkii oo dhan

Farsamo Xeel Waxuu Sameeyaba ... Shariif Xasan Luga-Dhuub Oo Lagu Qabtay 16 Milyan Doolar

Sunday - Feb 21, 2010

Kuala Lumpur-Malaysia: Wararka laga helayo caasimada wadanka Maleysia ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka dalkaasi ay soo ogaadeen isla markaana fashiliyeen dhaqaale

Warkii oo dhan

Dhubuq-Dhubuq Hore Dhabanhays Dambe Leedahay ... Rag Is Guraaye Guushu Waxay Raacin Xaq U .....

Friday - Feb 19, 2010

Sida warar lagu kalsoonaankaro sheegayaan hogaamiyaha itoobiya mr. Zenaawi iyo saraakiil sare sirdoonka USA u qaabilsan argagixisada ayaa biishi January

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - Feb 18, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Madaxda Itoobiya Oo Ka Walbahaarsan Korontada Dalka Ka Maqan

Wednesday - Feb 17, 2010

Addis Ababa - Guud ahaan dalka Itoobiya ayaa waxaa soo wajahday xaalad koronto la'aan oo aad u daran taasoo oo ka danbeysay dumistii ku timid biyo xireenkii

Warkii oo dhan

Hilliaray Klinton Oo U Joogta Sacuudiga Si Ay Dibin Ugu Miiqdo Dawlada iiraan

Tuesday - Feb 16, 2010

Xukuumada Sucuudiga ayaa diiday Dalabka ay la wareygeyso wasiirka arimaha dibada Maraykanka ee ah in Sucuudigu ku qancisyo Xukuumada Shiinaha inay taageeraan

Warkii oo dhan

Faaiidada Ku Jirta Dagaalka Somaliya ... Askariga AMISOM Ee Ku Dhinta Dagaalka Qoyskiisa 100.000 $

Monday - Feb 15, 2010

FAA’IIDADA KU JIRTA DAGAALKA SOMALIA….ASKARIGA AMISOM EE KU DHINTA DAGAALKA OO QOYSKIISA LA SIIYO (100.000) OO DOLLAR ...ASKARIGA KA DHINTA KOOXDA SHARIIFKA, XISBUL

Warkii oo dhan