Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 16 May 2024

WARARKA MAANTA

Hogaamiyaha Shabaab Abu- Zubayr Oo Jiida Hore Dagaalka Kormeer Ku Maray

Sunday - March 14, 2010

Hogaamiyaha Ururka Al Shabaab ayaa markii ugu horaysay bilaabya in uu booqdo Xeryaha Ciidamada Dhaq dhaqaaq Al Shabaab xilli in badan oo ka tirsan maleeshiyaadka

Warkii oo dhan

Naagtii Ugu Guursi Badneyd Aduunka Oo Iminka Dooneysa Guurkii 24-aad

Friday - March 12, 2010

Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey

Warkii oo dhan

Wax Tacab Khasaare Nagu Dhacay Oo Weli Soo Taagan .. Heshiis Maanta Lagu Kala Saxiixday Adis Ababa

Friday - March 12, 2010

Adis-Ababa: Waxaa maanta illa beri lagu wada in heshiis kama dambeys ah dhex maro dawlada madaxweynaha ka yahay Shiikh Shariif Iyo kooxda loogu magac daray

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - March 11, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Ismaaciil Buubaa Oo Somaliland Ugu Baaqay Iney Isha Ku Hayso Socdaalka U Shariif Ku Joogo Ingiriiska

Wednesday - March 10, 2010

Source- Geeska Net: Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa

Warkii oo dhan

Dalka Sweden Oo Khaati Ka Joogta Qaadka Soomaalidu Cunto

Tuesday - March 9, 2010

Dowladda Wadanka Sweden ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in go’aan adag ka qaadi doonto isticmaalka maandooriyaha Qaadka ee la keenaayo dalkeeda. Wasiirka Isku Xirka

Warkii oo dhan

Adis Ababa Oo Laga Furay Xarun Lagu Soo Bandhigo Taariikhdi Xumeyd Ee Mangiste

Monday - March 8, 2010

Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa magaallada Addis Ababa ka furtay xarun lagu soo bandhigayo taariikhdii xumeyd iyo xasuuqii loogu magac-daray "Red Terror," ee kaligii

Warkii oo dhan

Sharif O Intaan La Isugu imaan Dagaal Faan Carada Ku Rogay Isu Diyaariyey Xoreynta Dhulki Galbaday

Sunday - March 7, 2010

Saraakiil iyagu Sheegtay iney ka tirsanyihiin Taliska ciidanka dowlada KMG Somalia qaybta gobalada Jubbooyinka ay maalmahaan ku hanjabayeen in ay weeraro

Warkii oo dhan

Burushka ilkaha Lagu Nadiifiyo Oo Malaayiin Bakteeriyo Gasha ..Waa Haddi La Dhigo Suuliga

Friday - March 5, 2010

Dad malaayiin gaaraya ayaa waxay khatar galinayaan caafimadkooda kuwaasoo dhiga burushka ay ilkaha ku cadaydaan suuliga ama xamaamka, iyadoo ay culimadu caafimaadku

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - March 4, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Jaamacada Carabta Oo Cambaaraysay Hadalkii Israel Ee Aqoonsiga Somaliland

Thursday - March 4, 2010

Warbixin ay maanta  soo  saareen Ururka Jamaacadda Carabta ee  fadhigiisu  yahay Magaaladda Qaahira ee dalka Masar ayaa waxa lagu cambaareeyay hadalkii

Warkii oo dhan

Xubin Ka Tirsan Mucaaradka Itoobiya UnaSharxna Baarlamaanka Oo La Dilay

Wednesday - March 3, 2010

Musharax u taagnaa doorashada barlamaanka dowladda dhexe ee Itoobiya, kaasoo la oran jiray Aregawi Gebreyohannes, kana tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Arena ayaa

Warkii oo dhan

Roobab Kaluun Wata Oo Ka Da'ay Magaalo ka mida Australia

Tuesday - March 2, 2010

Magaalo ku daalka Dalka Australia oo Wabiga u jirta 326 ayaa la kulantay Roob aan caadi ahayd kadib markii muddo labo maalmood ah  uu da'ay roob Kaluun wata. Magaalada

Warkii oo dhan

General Maxamed Cali Samantar Oo Maxkamad La Soo Taagayo Arbacada

Tuesday - March 2, 2010

General Maxamed Cali Samatar oo mar ahaa Ra’isal Wasarihii Soomaaliya xilligii dowladdii Maxamed Siayaad Barre ayaa lagu wadaa in berri oo Arbaco ah maxkamad

Warkii oo dhan

Nin Soomaali Konfur Afrika Jooga Oo U Geeriyoodi Cudur Noociisa Aan La Garaneyn Iyo Sadex Kale Oo...

Monday - March 1, 2010

Qof Soomaali ah ayaa geeriyoodey, 3 kalana karantiil ayay ku jiraan kadib markii uu soo ritey cudur aanan la garanaynin gobolka Eastern cape ee dalka K/Afrika . Haatan

Warkii oo dhan