Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

WARARKA MAANTA

iiraan Oo U Miciyo Lisaneysa Maroodigi Mareykanka Lixaadka Lahaa Markay Ruushka Ka Heshay.........

Friday - Feb 5, 2010

iiraan Ayaa goodin iyo micyo-lisasho maalma-haan isku cajabisey kuna hamineysa iney reer galbeedka dacar leefsiiso oo waliba ay rabto iney dood iyo digasho u raaciso. Wararka

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceb

Thursday - Feb 4, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Qurbacyo Geela Laga Keenay Degaanada Galdogob Oo La Kala Siistay 10 Malyuun Dirham

Wednesday - Feb 3, 2010

Hasha Ma Aha Hashi Nabi Saalax, laakiin Nin u dhashay dalka isutaga imaaraadka Carabta ayaa ku iibsaday Hal 10 malyuun oo dirham kadib markay ka qayb gashay tartan-mehrajaan

Warkii oo dhan

Waa Digo Hoosta Ka Nool ... Juuju Wamaa Juuju" China" Oo Arlada Afrika Hawl Weyn Galisey

Wednesday - Feb 3, 2010

Af macaan gacan Macaan Baa Dhaanta ... Tobanka wadan ee AFrica ee China ugu jecelyahay ee uu maalgashado ee uu maalgashaday Wadamada Africabka wax iswaydaarsadaana

Warkii oo dhan

Idaha Dawlada Kyrgztan Oo Loo Sameynaayo Baasaboor Iyo Caymis

Tuesday - Feb 2, 2010

Dawlada Kyrgyzstan oo ka mid aheyd Jamhuuradii Midowgii Sofiyeeti ayaa dhawaan shaaca ka qaaday qorshe baasaboor ay ugu sameynayso nooc ka mid ah xoolaha gaar ahaan

Warkii oo dhan

Qareeno Loo Sameynayo Xayawaanka la Dhaqdo Oo Ka Mid Ah Doofaarka Iyo Kaluunka

Monday - Feb 1, 2010

Dalka Switzerland ayaa laga qaban doona Bisha soo socota Afti dadweyne oo dadka lagu waydiinayo inay ogolaadan ama diidaan sharci cusub oo u fasaxaya xayawaanka

Warkii oo dhan

Odayga Ugu Taajirsan Itoobiya Oo Gabadhiisa Qaxootinimo Isaga Dhiibtay Dalka Ingiriiska

Friday - January 29, 2010

London - Ninka ugu taajirsan dalka Itoobiya, Sheekh Maxamed Al Amoudi, ayey gabadhiisa oo la yiraahdo Sahra Sheekh Maxamed Al Amoudi, iska dhiibtay dalka Ingriiska.

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - January 28, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Cilmi Baaris; Hooyada Da'da Weyn Ku Dhasha

Wednesday - January 27, 2010

War lagu daabacay wargeyska caanka ah ee British Medical Journal ayaa sheegay in cilmi baadhitaan ay sameeyeen culimo ka tirsan xarunta "Danish Epidemology Science

Warkii oo dhan

Wixi Aadamigu Dhigto Buugey Ugu Taal..US Oo 6000 Somali ka Soo Qaaday Xero Qaxooti Oo Ku Taal Uganda

Tuesday - January 26, 2010

Dowladda Maraykanka ayaa waxaa ay dalka Uganda ka qaaday maalinimadi shalay ila iyo maanta Qaxootigi Soomaaliyeed ugu badnaa ay ka dhoofiso qaaradda Afrika. Sarkaal

Warkii oo dhan

General Maxamed Cali Samantar Oo Hiil Iyo Hoo Ka Helay Ururo Yahuud Ah Iyo Boqortooyada Sacuudiga

Monday - January 25, 2010

Gen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii difaaca ee dowladii kacaanka ayaa lagu dacweynayaa in uu mas'uul ka ahaa dil, kufsi iyo jir dil loo geystay dad Soomalilanda

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Suuqyo Ugu Magac Daray Saalax Nabhaan Iyo Axmed Gurey

Sunday - January 24, 2010

Xarakada Shabaab ee gacanta ku haaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in degmadaas ka hirgeliyaan Suuq ay ugu magac dareen Saalax Cali Saalax Nabhaan

Warkii oo dhan

Ismaciil Buubaa Oo Xoriyadiisi Dib U Helay

Friday - January 22, 2010

Nairobi-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ay ciidamada ammaanka ee Kenya habeen hore xabsiga u taxaabeen, ayaa shalay gelinkii dambe dib

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - January 21, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Xisbi Islaamki Roor Iyo Dhig Mooye Raadki Nabada Diiday Oo Maanta Khasaaro Darteed Lawgi Laabay

Wednesday - January 20, 2010

Waayahaan dambe hawlwadeenada Uruurka xisbi islaam ayaa si xawli ah Xeryaha qaxootiga afgooye iyo meelo kalaba ku afduubta dhalinyaro da'yar oo aan

Warkii oo dhan