Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 6 May 2024

WARARKA MAANTA

Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr. H.Desalegn iyo Madaxweyne Kenya Kibaki Oo Ka Hadlay Maamul U Sameynta

Thursday - November 22, 2012

Nairobi- Raysul wasaaraha cusub ee Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa kulamo xiriir ah oo dhowr maalmood ay ku lahaayeen xarunta

Warkii oo dhan

Qaramada Midoobay Oo Diiday In Somaliland La Siiyo Mashaaric Toos Ah Hadeysan Kula Midoobin Somalia

Wednesday - November 21, 2012

Hargeysa- Xigasho (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay shalay inuu diiday inuu la kulmo wefti sare oo ka socday Qaramadda

Warkii oo dhan

Rag Jaaha-warersan Ayaa illa Shalay Taxane Dil Mirasho Ah U Geysanaya Wax-garadka Reerka Leelkase

Tuesday - November 20, 2012

Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa tilmaano ka bixinaaya in xaaladaha ka cakirmay magalada galkacyo ay maalinba maalinta ka dambeysa ka

Warkii oo dhan

Haraagi Jaahawarersanaa Ee Al-Shabaab Oo Bilaabay Barnaamij Gardaro Ah Oo Laynaayo Shacabka Gaalkac

Tuesday - November 20, 2012

Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa tilmaano ka bixinaaya in xaalada nabadeed ee halkaas ay ka sii dareyso, waxaana la sheegaya in kooxo

Warkii oo dhan

Daalinki Gur-Guran Jiray Abu-Xafsa Ee Shacabka Qunbuladaha Uga Dhigi Jiray Waslad-Waslad O La Qabtay

Monday - November 19, 2012

Gaalkacyo: Maamul Goboleedka Puntland ayaa War-saxaafadeed ay shalay soo saareen ku sheegay in hawlgal ciidamadda amaanku ka sameeyeen Magaalada Galkacyo gacanta

Warkii oo dhan

Walaac Laga Muujiyey Qorshe Sucuudiga Dib Ugu Dhisaayo Qabriga Nabi Maxamed NNK ..W/Q Axmed C.Shiikh

Sunday - November 18, 2012

Saddex ka mid ah majsidyada ugu da’da weyn caalamka ayaa lagu wadaa in la bur buriyo, ayada oo Saudi Arabia ay balaayin dollar dib u habeyn ugu sameyneyso goobta

Warkii oo dhan

R/Wasaare Saacid Oo La Yiri Waxuu Ka Been Sheegay Waxa Ay Aaminsantahay Fawsiya Y. X. Aadan

Saturday - November 17, 2012

Raiisul-Wasaaraha saaxada siyaasada ku cusub Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa dhawaan wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC sheegay in Fowsiya Yusuf Xaaji Adan aaminsaneyn

Warkii oo dhan

Dood Ka Taagan In La Laayo Shimbiraha Xaramka Oo Isr Ahaan Ka Soo Jeeda Xamaamki Qariyey Godkii N...

Saturday - November 17, 2012

Makah- Agaasimaha waaxda nadaafadda ee maamulka caasimadda barakaysan ee Makah Al-Muakarama Injineer Maxamed Al-Mawraqi ayaa sheegay in nadiifinta maalinlaha ah

Warkii oo dhan

Haddi Aad Diiqad Iyo Niyad Xumo Dareento Isku Dabiib In Aad Saaxiibada Talefanka Kala Sheekeysato

Thursday - November 15, 2012

London - Cilmibaarayaal ka tirsan jaamacadda Cambridge ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in saaxiibbada oo talefanka lagala sheekaystaa ay si weyn u caawiso in uu

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Somaaliya Oo Wasiiradii Ansixiyey Iyo Guud Ahaan Shacabka Somaali Oo Soo Dhaweeyey

Wednesday - November 14, 2012

Mogadisho- Golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dawladda ka kooban 10ka wasiir oo noqoneysa dawladdii ugu tirada yareyd ee

Warkii oo dhan

Axmed Madoobe Iyo Gaandi Oo Maamulka Kisimaayo Is Ku Maandhaafay

Tuesday - November 13, 2012

Kismaayo-Maalin ka hor Magaaladda Kismaayo ee xaruunta Gobbolka Jubbada hoose waxaa gaaray Prof. Gaandi oo isagu hore u sheegay in loo magacaabay Madaxwaynaha Azania.Gaandi

Warkii oo dhan

Wafdigi IGAD Ee Maamul U Sameynta J/Land Oo M/tooyada Loo Diiday Iyo M/weynaha Oo Ku Hawlan Inu ....

Monday - November 12, 2012

 Muqidisho – Shalay magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo isugu jira Soomaali iyo Shisheeye , waxaana wafdiga uu ahaa

Warkii oo dhan

Xubno Ka Socda IGAD Oo Laga Horjoogsaday Madaxtooyada Somaliya

Monday - November 12, 2012

Xubno ka socday IGAD oo laga horjoogsaday madaxtooyada Soomaliya Muqidisho (Harowo) – Maanta magaalada Muqdisho waxaa gaaray wafdi ka socday Uru Goboleedka

Warkii oo dhan

Qalad Iyo Xisaab Xumo Mitt Romney Oo Diyaarsaday Khudbadi Guusha Oo Ka Kooban 1118Kelmadood

Sunday - November 11, 2012

Washington- Murashaxii xisbiga jamhuuriga dalka Maraykanka Mitt Romney ee uu dhowaan doorashada ka helay madaxweyne Obama ayaa la sheegay in xilligii doorashada

Warkii oo dhan

Dooda Shacabka: M/weyne Xasan Qoslaaye Oo Beelihi Somaali U Kala Qaybiyey Groub "A" Iyo "B" Iyo Xu..

Saturday - November 10, 2012

Mogadisho: Dadka dhegahoodu marka ay maqlaan kalmadda Federaal waxay sawiranayaan dawlad dhexe oo sal-balaaran oo ka turjunta dhamaan gobolada dalkaasi ka koobanyahay.Dalka

Warkii oo dhan