Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 9 May 2024

WARARKA MAANTA

Zenawi oo dhibaatada Somalia ka taagan ku eedeeyay Al-qaacida iyo Al-shabaab.

Tuesday - Feb 26, 2008

Ra-iisul-wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa ka hadlay dhibaatada ka aloosan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho. Meles oo isagoo ku sugan Addis Ababa Saxaafada

Warkii oo dhan

General Cabdi Kaahiye oo Saacado Ka Hor La Dilay

Monday - Feb 25, 2008

Mogadisho ( Galdogob Times) War deg deg ah oo  hadda soo gaaray websidkaan aya sheegaya in saacado ka hor la toogtay general cabdi kaahiye oo ku magacdheera

Warkii oo dhan

Dadweynaha Puntlaand oo Ka Walaacsan Jiritaanka Maamulkooda

Monday - Feb 25, 2008

Bosaaso, Garowe, Gaalkacyo, Washintoon DC ( Galdogob Times)  Warbixino laga soo xigtay aqoonyahano dhawaan socdaalo ku kala bixiyey cariga puntlaand oo

Warkii oo dhan

Koox Uu Wato Abu-Mansuur Roobow Oo Qabsatay Degmada Diinsor

Sunday - Feb 24, 2008

Baydhabo, Galdogob Times Wariye jooga Gobolka bay oo la yirahdo C/fataax Hanis oo aan la xariirnay aya sheegay in degmada Diinsoor Maleeshiya ka tirsan kooxda

Warkii oo dhan

Shariif Xasan OO Ah Madaxa Isbahaysiga OO La Beeniyey Warar Laga Fidiyey

Sunday - Feb 24, 2008

Dubai (Galdogob Times) Wariyahayaga Imaaradka Carabta oo iminka jooga dubai oo aan kala xariirnay khadka taleefoonka aya noo xaqiijiyey inusan la kulmin shariif

Warkii oo dhan

Taliyaasha Xooga Dalka Iyo Nabadsugida OO Lagu Wado In Xilalka laga xayuubiyo

Saturday - Feb 23, 2008

Mogadisho (Galdogob Times) waxaa illa todobaadkaan magaaladda Mogdisho gaar ahaan xaruumaha dawladda ka dhex socota sheekooyin lagu daneynayo taliyaasha ciidamada

Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiya OO Markale La Filaayo Iney Hawlgal Ciidan Ku Sameeyaan Dhamaan Gobolada Dalka

Saturday - Feb 23, 2008

Mogadisho- Adisababa-Dubai(Galdogob Times) Warar loo qaateen ah oo isku dhaw kana soo baxay ilo kala duwan aya sheegaya in xiliyada soo socda la filayo in ciidamada

Warkii oo dhan

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir OO Ay Ka G'oantahay Inu Suuqa Bakaaraha Raro

Friday - Feb 22, 2008

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere aya u ololeeynaya inu goobaha ganacsiga ee suuqa bakaaraha halka ay joogaan ka raro isagoo doonaya inu ku kala qaybiyo magaaladda

Warkii oo dhan

Hogaamiyaasha Puntlaand OO Isu diyaarinaya iney Dib u Soo Ceshadaan Magaalada Laascaanood

Thursday - Feb 21, 2008

Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Cabdirashiid Barkhadle aya goor dhaweyd talefoon lagula xariiray shaaca ka qaaday in la soo afjaray qorshihi iyo istaraatijiyadi lagu

Warkii oo dhan

Golaha Amniga Qaramada Midoobay OO Waqtigi u Kordhiyey Ciidamada Amison EE Jooga Soomaaliya

Thursday - Feb 21, 2008

Fadhi ay shalay yeesheen xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay aya shalay isku raacay in ciidamada amison ee hadda ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo

Warkii oo dhan

Senatoorka Obaama oo ku Cadcad Tartanka Xisbiga diimuqaraadka

Wednesday - Feb 20, 2008

Doorashadi shalay ka dhacday Gobolada Haaway iyo Weskonson waxaa si cadcad ugu guuleystay dhinac dimoqaraadka senator Baraaka Obaama oo illa 15 dhibcood

Warkii oo dhan

Xildhibaan Cismaan Caato OO Baaritaano Ku Socdaan

Wednesday - Feb 20, 2008

Mogadisho(Galdogobtimes) Wakiilkayaga Websaydkaan waxuu nagu soo wargaliyey in xildhibaan Cismaan Caato oo garaashyo badan ku laha magaalada mogdisho ay ku

Warkii oo dhan

Afeyeenka Dawladda OO EEdeyen Dusha Uga Tuuray Ganacsatada Suuqa Bakaaraha

Tuesday - Feb 19, 2008

Mr. Goobdoon oo oh afeyeenka dawlada kumeel gaar ah ee soomaaliya aya shaaca ka qaaday in khalkhlka iyo qulqulaatada ka socota suuqa bakaaraha ay ka dambeeyaan

Warkii oo dhan

Dagaal Lagu Hoobtay OO Maanta Mogdisha ka Dhacay

Tuesday - Feb 19, 2008

Mogadisho( galdogobtimes) Waxaan illa shalay wariyahayaga mogdisho nooga soo waramayey dagaalo illa shalay ka soo cusboonaaday magaalada mogdisho oo ay isga horyimaadeen

Warkii oo dhan

Five killed in fierce Mogadishu mortar fighting

Monday - Feb 18, 2008

MOGADISHU, Feb 18, 2008 (AFP) — At least five people, including four Somali government soldiers, were killed Monday evening in violent clashes between state security

Warkii oo dhan