Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

WARARKA MAANTA

" Mr.Brown Waxuu Doonaya Lo' U Lacag Ka Listo" Sidaas Waxay Ka Soo Yeertay Ganacsato Reer Khalij AH

Monday - November 3, 2008

Gacanka Carbeed : Ra’iisul wasaare Gordon Brown,ayaa dalalka carabta u yimid siduu uga codsan-lahaa inay gacan ka gaystaan dhaqaalaha loo aruurinayo, dalalka dhaqaalahood

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo Koo-Kooban

Sunday - November 2, 2008

Nairobo: Ra’iisal Wasaaraha IToobiya Meles Zanawi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maalintii shalay ahayd waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Addis

Warkii oo dhan

Dhallinyaro Soomaali Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Kuala Lumpur Xili Ay Doonayeen Iney......

Saturday - November 1, 2008

Kuala Lumpur: Wararka ka imaanaya Magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia ayaa sheegaya in garoonaka lagu xiray muhaajiriin Soomaaliyeed xili ay doonayeen in ay

Warkii oo dhan

Yaa Ka Dambeeyn-kara Qaraxyadii Ka Dhacay Hargeysa Iyo Bosaaso

Saturday - November 1, 2008

Ugu horayn shabakadaan Galdogob Times waxay halkan ka tacsideyneysaa shacabkii ku geeriyoodey dhammaan intii ku nafweyday qaraxii ka dhacay caasimadda Hargeysa

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Bilaal Bin Rabaax R.C "

Thursday - October 30, 2008

Cumar bin Khataab Allaha ka raalli noqdee marka agtiisa lagu xuso Abuubakar Allaha ka raalli noqdee wuxuu oran jiray Abuubakar waa sayidkeena wuxuuna xorreeyay sayidkeena

Warkii oo dhan

Ruushka Oo Daboolka ka Rogay In Markabka Hubka Saaran Ee Afduuban Ay Si Nabad Ah Ku Soo Furaneyso

Thursday - October 30, 2008

Russia: Dowladda Ruushka oo Daboolka ka rogtay in ay markabka hubka sida ee xeebaha soomaaliya lagu qafaashay ay wada hadalo ku furan doonto. Wasaarada arimaha

Warkii oo dhan

Mucjisadi Ciyaartoyada Arjantiina Maradona Oo Laga Dhigay Tababaraha Xulka Arjantiina

Wednesday - October 29, 2008

Argentine: Mucjisada kubbada cagta iyo kooxda k/cakta Napoli iyo xulka Argentine Diego Armando Maradona ayaa loo magacaabay in uu noqdo tababaraha xulka

Warkii oo dhan

Xildhibaano DKMG Oo Isaga Baxay Hoolka Shirka Nairobi-IGAD Cabasho Awgeed

Wednesday - October 29, 2008

 Nairobi : Qaar kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow isaga baxay shirkii xubnaha Barlamaanka iyo wasiirada arrimaha dibadda uga socday

Warkii oo dhan

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame " Hadraawi" Oo Socdaalkiisi Nabada Ku Soo Gaaray Waqooyiga Ameerika

Monday - October 27, 2008

Toronto- Warar naga soo gaaray ilo lagu kalsoonyahay oo ku dhow dhow gudiga qabanqaabada Nabadaynta Soomaaliya ee uu hogaaminayo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame

Warkii oo dhan

Markabka Xambaarsan Kaarayaasha Iyo Biriigaanada Culus Ee Ku Afduuban Xeebaha Som. Iyo Israaiil

Sunday - October 26, 2008

Jeurasalam : Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan Magaalada Jeurasalam ee dalka Israel ayaa sheegaaya in Markabka MV Faina ee sida kaarayaasha

Warkii oo dhan

Warar Qubana Ah oo Koo-kooban

Saturday - October 25, 2008

Ceel-qaalow Kenya: Waxaa maanta  si xad dhaaf ah loo soo dhoobay xadka ay wadaagaan Keyna iyo soomaaliya ee gobolka Gedo gaar ahaan meesha loo yaqaan Ceel-qaalow

Warkii oo dhan

Berito Ayaa Shiir Fool Ka Fool U Dhex Maridoona Garabka Isbahaysiga Shariif Iyo Dawlada KMG

Friday - October 24, 2008

Jabuuti: Wararka ka imaanay dhanka magaalada Jabuuti ayaa tibaaxaya in maalinta bari lagu wada ballansan yahay iin furmo shir ay isugu imaanayaa madaxda gudiga aminga

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Sifaadka Soojada Saalixadda Ah"

Thursday - October 23, 2008

1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda ILaaheed oo haddana saalixad ah.2) Waxaa laguyaqaan inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba

Warkii oo dhan

Boqortooyada Sacuudiga Oo Ummadda Soomaali Ugu Hambalyeysay Kacaankii 21dii Oktoobar 1969kii

Wednesday - October 22, 2008

Riyad- Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sucuudiga ayaa shaacisay in dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga Amiir Suldan Binu Cabdal Casiis Aala Sacuud oo isla

Warkii oo dhan

Kulamada Xubnaha Baarlamaanka KMG Ee Ka dhacaya Nairobi Iyo Waswaas Galay M/weyne C/laahi Yuusuf

Tuesday - October 21, 2008

Nairobi :Wararka ka imaanay dhanka magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa tibaaxaya in halkaas ay ka jiraan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kulamo gooni

Warkii oo dhan