Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 6 May 2024

WARARKA MAANTA

War Naxdinle : Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Koonfurta Sudan Oo Qaarkood Geeriyoodeen

Monday - November 17, 2008

Sudan- Duleedka Magaalada Juba ee xarunta Maamul Goboleedka SPLA ee koonfurta dalka Sudan ayaa waxaa lagu kufsaday gabadho soomaaliyeed oo tiradoodu gaadhayso 10

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah Oo Caawa Leylka Naga Soo Gaaray Dhinaca Nairobi

Sunday - November 16, 2008

Nairoobi : War caawa leeylka Naga soo gaaray Magaaladda Nairobi ayaa sheegaya in madaxweyne Cabdulaahi Yuusu u si kadis ah ugu ambabaxay dalka

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Ka Hadashay Kulamadii Yuusuf Iyo Nuur Cade IYo Warar Kale

Saturday - November 15, 2008

Addis-Ababa: -Dawladda Itoobiya ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fashilmeen wada hadalo ay magaalada Addis Ababa habeen hore ku yeesheen Madaxweyne Cabdillaahi

Warkii oo dhan

Wadaad Daaci Ahaan Jiray Oo Qaba 86 Xaas Oo Muran maxkamadeed Ka taaganyahay Iyo Warar Kale

Friday - November 14, 2008

Lagos : Maxkamaddii gacanta ku haysay kiiska Odayga 84-sano jirka ah ee magaciisa la yiraahdo Maxameddu Bello ayaa lagu soo waramayaa inay weli maxkamaddu ku

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Geeridii Nabiga SCW"

Thursday - November 13, 2008

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman

Warkii oo dhan

Xlidhibaanada B. Dawlada KMG Oo La Arkay Iyaga Oo Wadooyinka Nairobi Sidii Dumar Haweyn U Murmaya

Wednesday - November 12, 2008

Nairobi:Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa Todobaad-yadii ugu dambeeyey ku suganaa inta badan Xubnaha Barlamaanka Somaaliya oo Nairobi u yimid

Warkii oo dhan

Ganacsatada Soomaalida Ee Ku Dhaqan Dalka South Afrika Oo Ka Muregeysan Sharci Lagu Soo Rogay

Tuesday - November 11, 2008

South Afrika: Bayaan ka soobaxay xukuumadda South Afrika ayaa lagu xadidey ganacsiga Soomaalida ay ku leedahay wadanka South afrika , bayaankaan oo ka hadlaayey

Warkii oo dhan

Xisbiga Muxaafadka Dalka Poland Oo Raali-Galin Siiyey Obama Iyo Warar Kale

Monday - November 10, 2008

Kampala: Dad Somali ah oo Laga Celiyey Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Wadanka Uganda ee Kampala. Dalka Uganda Waxaa ku Dhaqan Soomaali Tiro badan Oo intooda

Warkii oo dhan

Test Test Test Test Test Test Test

Monday - November 10, 2008

TestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTest

Warkii oo dhan

Cabdikarim Xaaji " Waamo" Oo Si Kooban Uga Warbixiyey Taarkhda Degaanka Kisimaayo

Monday - November 10, 2008

Sida la wada Ogyahay Magaalada Kismaayo waxay ka koobntahay Afar- xaafadood oo kala ah Calanleey, shaqaalaha, faanoole iyo farjano xafaada calanley waa xaafada ugu

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo koo- kooban

Sunday - November 9, 2008

Iiraan: Xukuumada Wadanka iiraan ayaa jawaab kulul ka bixisay Hadalkii Madaxwaynaha Cusub ee  Wadanka Maraykanka Barack Obama kaas oo ku aadanaa Amuurta Nuclearka

Warkii oo dhan

Taariikhda Xaaska Madaxweyne Barack Obama

Saturday - November 8, 2008

Chicago :Mishell Obama magaceeda  rasmiga ah waxaa la yiraahdaa Mishell Robinson waxayna dhalatay taariiqda markii ay ahayd  January 17keedii sanadkii

Warkii oo dhan

Maxaa Ku Duugan Kalmadaha " Qiila-Wa-Qaala Iyo Waxaa La Yiri "

Friday - November 7, 2008

Inkasta oo bulshadeenu dhaqan u leedahay jeclaanta, u jajabnaanta iyo u heelanaanta faafinta iyo is-gaarsiinta arrimaha markaa ku cusub ee ku soo biira mandiqadaas

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Saxaabigi Cabdiraxmaan Ibnu Cowf RC"

Friday - November 7, 2008

Saxaabigani sida uu ku caan baxay waa mid ka mida ah sideedii saxaabi ee ugu horeeyay ee Nabiga (NNKH) rumeeyay waxaa kale uu ka mid noqday tobankii uu nabiga janada

Warkii oo dhan

Fariinta udub-dhexaadka Mr. Obama Waxay Ahayd " Isbedal" Taaso aduunka Ay So Dhaweyeen

Wednesday - November 5, 2008

Baracka Obama ayaa loo doortay Madaxweynaha afarta Sanno ee socota xukumi doona dalka Maraykanka, ka dib markii uu ka guuleystay musharrixii Xisga Jamhuuriga,

Warkii oo dhan