Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 11 May 2024

WARARKA MAANTA

Qalanjo Quruxdeeda Taqaan, Quud Ma Gashaa? ... By Yasiin-Xogwaran

Wednesday - September 23, 2009

Dumarka sida uu nabigeeni subanaa S.C.W tilmaameyba waxaa lagu Guursadaa afar, Quruxdeeda, Nasabkeeda, Maalkeeda iyo Diinteeda. Waxaa uu Nabigeenu ku taliyey in

Warkii oo dhan

Ciidamada AMISOM Oo Si Buuxda Ula Wareegaya Amaankii Mogdisho

Tuesday - September 22, 2009

Muqdisho- Isbedel iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo aan horay loo arag ayaa ka jira magaalada Muqdisho, waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamada nabad ilaalinta

Warkii oo dhan

"No Soo Dira Ciidan Iyo Hub U dhigma Alaahu Akbarta Oo Lagula Dagaalamo Dalabanka" General McCrystal

Monday - September 21, 2009

Kabul: Ka Timid Taliyaha Ciidanka Mareykanka Afaganistaan General Sareeye Gaas McCrystal  /./ Taar Deg Deg ah /./ Sir Culys /./ Waawarey - Waawarey, runta

Warkii oo dhan

Nin Gabadhiisa Ciyaar Khamaar Looga Helay

Sunday - September 20, 2009

India : Aabe degan Bariga India ayaa inantiisii oo da`deedu jirtey 18 ku khamaarey, ka dib markii ciyaartii khamaarka lagaga helay dhamaan lacagtii uu haystey, waxaynu

Warkii oo dhan

Ciid Mubaarak Meelkasta Oo Aad Ka Joogtaan Dunida

Saturday - September 19, 2009

Hambalyo, Hambalyo dawlada Saudi Arabia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Axada ee bisha Septermber 20-keeda ay noqon doonto maalintii ugu horaysay maalmaha

Warkii oo dhan

Soomaalida Qurbaha Caalanka Ku Nool Oo Isu Diyaargareynaya Dabaaldaga Munaasabada Ciidal-Fidriga

Friday - September 18, 2009

Dalalka Yurub - Waqooyi Ameerka dadyooga ku Dhaqan ayaa maalmahan u dambeeyey diyaargow balaaran ugu jira isu-diyaarinta dabaaldega munaasibada Ciidal-fidriga, iyada

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Baraarujintiisi Sharax Ka Bixinaya " Soonka Iyo Cudurka Suuxa"

Thursday - September 17, 2009

Waxaan ku bilaabayaa maqaalka Jimcahan magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Waxaa Guuleystay qofkii Allah dartii u soomay, waxa hoogay midkii bisha Barakeysan

Warkii oo dhan

Fazul Cabdalla Oo Si Ban Mareykanku Uga Dhex-raadinayo Soomaaliya Iyo Cabdi Qaasim Oo.............

Wednesday - September 16, 2009

Fazul Abdalla waa Maskaxdii ka denbaysay Qaraxyadii lagu fuliyey Safaaradaha Maraykanka ee Africa-da bari, waxaanu macalin ku yahay habka dhuumashada ama Isqarinta. Mr

Warkii oo dhan

Haweyney Muslim Ah Oo Baadi-Goobeysa Ninkii 23-Aad Ee Guursada

Wednesday - September 16, 2009

Kuala Lumpur - Maleysia : Ayeyo Maka Wok oo ah islaan Maleysiyaan ah oo da`deeda sii caga-cageyneysa 107-sano ayaa shaaca ka qaaday in ey baadi goob ugu jirto ninkii

Warkii oo dhan

CIA-da Oo Kashiftay Xaqiiqadi Cufeysneyd Ee Hawl-galkoodi Shabaab iyo Roobow Oo Suunkiisi Giigsaday

Tuesday - September 15, 2009

Washintoon: Sida ay qortay Website ay leeyihiin Ciidanka Maraykanku ayaa lagu Qoray in nin ka tirsan Sirdoonka Maraykanka " CIA" uu si qarsoodi ah ula soo xiriiray

Warkii oo dhan

Gantaalo Rogay Mulacyadi Gabanada Shabaab Iyo Ina Godane Oo Weli Luqunta Tiirinaaya

Monday - September 14, 2009

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa duqeyn Diyaarado Helicopters ku qaadeen Kolonyo ay saarnaayeen Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabab, iyadoo diyaaraduhu

Warkii oo dhan

D. Riyaalo Leebi Noqday Iyo Mucaaradkiisi Oo Ku Qaday Hawl-karnimadoodi

Sunday - September 13, 2009

Hargeysa: Madaxweyne Rayaale oo sidisi sidi shabeel Isha Dabaya, rabana inu mucaaradkiisa ka daba qaato shaqalna u tuuro, irdaha ay ka soo gali jireena

Warkii oo dhan

Dawladi Maroodiga Ahayd "USA" Oo Ka Yaaban Inu Bakeylahu Lagdo Markay Soo Food Saartay Fuqurnimo

Friday - September 11, 2009

washington: Xakuumada Maraykanka ayaa sheegtay in ay La soo daristay Shacabka u dhashay Wadanka Maraykanka hoos dhac dhaqaaale oo aad u baahsan, kana soo bilaabtay mudo

Warkii oo dhan

Fadilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Jimcahaan Markale Wax Ka Yiri Cudurada Halista.... Waa"Repeat"

Thursday - September 10, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan marka hore hambalyo halkan uga soo gudbinayaa akhristaha bogga

Warkii oo dhan

20 Milyan Oo Shucuubta Geeska Afrika Oo La Daala Dhacaya Gaajadi Taariikhda Ugu Xumeyd

Wednesday - September 9, 2009

Canada: Shan Hey'adood oo dhamaantood laga leeyahay dalka Canada ayaa war murtiyeed ay si wada jir ah u soo wada saareen waxaa ay kaga digeen abaar xoog leh oo haatan

Warkii oo dhan