Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

WARARKA MAANTA

Ninkii Isku Dhex Qarxiyey Saraakishi CIA-da Mareykanka Oo Ahaa Takhtar Urduni Ah

Tuesday - January 5, 2010

Warar la soo xaqiijiyey ayaa daboolka ka qaaday in ninkii isku qarxiyey kooxdii basaasiinta ahayd ee CIA-da Maraykanka dalka Afqaanistaan ayaa la shaaciyey

Warkii oo dhan

Maayor Magaalo Oo Xaday Dharka Dumarka Hoosta Ka Gashadaan " Nigiska"

Monday - January 4, 2010

Maayorka Golaha Deegaanka Magalada Preesall ayaa lagusoo eedeyey inuu u Dhacay Guri Dumar oo uu xaday Dharka Dumarku hoosta ka xirtaan siday sheegayn Ciidamada Boolisku. Ian

Warkii oo dhan

Afwerki " Eriteriya Ma Ogolaan-doonto Itoobiya Iney U Kala Go'do Sida Soomaaliya

Monday - January 4, 2010

Asmara - Madaxweynaha dalka Eriteriya, Isayas Afwerki, ayaa shaaca ka qaaday inaynan dowladdiisa marnaba ogolaan doonin inay Itoobiya u kala go'do sida dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Shirqool Lala Damacsanaa Qunsulka Itoobiya Ee Hargeysa Oo Dhicisoobay

Sunday - January 3, 2010

Hargeysa- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 5 Qof oo looga shakiyay inay maleegayeen shirqool ka dhan ah Qunsulka Ethopia u fadhiya Somaliland,

Warkii oo dhan

Shiikh Caan Oo La Afduubay Nolol Iyo Geerina Baadi Goob Loogu Jiro

Friday - January 1, 2010

Sh. Max’ed Weheliye Bool (ilkadahab) oo ah 83 jir mudo mudo 5 bilood ka hor laga afduubay magaalada muqdisho ayaa markii ugu horeesay qoyskiisa walaac ka muujiyeen

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al- Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka Haqabtiraya

Thursday - December 31, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Naceybka Iyo Karaahiyada Loo Qabo Islaamka Oo Ku Si Badaneysa QaaraddaYurub

Wednesday - December 30, 2009

Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan cadaadiska iyo hatigaada lagu hayo shucuubta islaamka ah ee dunida guudkeeda ku nool gaar ahaan goobaha

Warkii oo dhan

Al- Shabaab Oo Siyaasad Cusub ka Bilaabay Wadamada Geeska Afrika

Tuesday - December 29, 2009

Washington- Hay’adaha sirdoonka wadamada Mareykanka iyo Ingiriska ayaa war ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ururka Al-Qacida uu haatan bilaabay siyaasad cusub

Warkii oo dhan

Madaxweye Duq Cumar Geele Oo Taageero Buuxda Siinaya Isimada SSC Ee Ka Soo Horjeeda Ujeedka Som/Land

Monday - December 28, 2009

kulan siyaasadeed ayaa dhexmaray xubno ka tirsan Hogaanka Sool Sanaag iyo Cayn oo ay weheliyaan Isimada SSC ee jooga Jabuuti iyo Madaxynaha Jabuuti Ismaciil

Warkii oo dhan

Kaadida Iyo Caanaha Geela Oo La Sheegay Iney Daaweyaan Cudurada Kansarka

Sunday - December 27, 2009

Gabar caalim Ah Isla markaana ka tirsan khubarada wax baarta ee dalka Sacuudiga ayaa sheegtay in baaritaano ku ogaadeen in kaadida Geela ay daaweyso xanuunka kansarka

Warkii oo dhan

Jaceylka Dhabta Ah Iyo Kan Dhalanteedka Maxaa Lagu Kala Gartaa ... By C/qani Maxamed Nuur

Friday - December 25, 2009

Faalo Aqooneed:Jacaylka Dhabta Ah Iyo Ka Dhalanteedka Ah  Maxaa Ka Lagu Kala Gartaa?!!!Haddii lagu waydiiyo faraqa u dhexeeya jacaylka dhabta ah iyo ka been

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka haqabtiraya

Thursday - December 24, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Tafaraaruq Waa La Arki Jiray, Tanse Waa Yaabe ...Shabaab Oo Falaad Cusub La Soo Baxday

Thursday - December 24, 2009

Kisimayo: Dhalinyaradda Magaaladda Kismaayo Iyo Al-shabab oo Isla Taag daran..Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa magaalada Kismaayo la dhax wareegaya maqasyo waaweyn

Warkii oo dhan

Calankii Arlada Punt Iyo Arladi iLaahay" the land of punt and land of God" Oo la Aqoonsaday

Wednesday - December 23, 2009

Muqdisho- Hadaad umad wax u qabo is-tiraahdid koleyba waayi-misid Dad kaa daba qaata ... Nin meeli u cadahay meeli ka madow, Dad badan ayaa kala dareen ka

Warkii oo dhan

Mucjiso Ka Dhacday Magaalada Liverpool Ee Cariga Ingiriiska By Khadar Cabdi

Tuesday - December 22, 2009

Magaalada Liverpool ee cariga Ingiriiska ayaa ayaamihii ina soo dhaafay boqolaal qof oo ku nool magaaladaas isugu yimaadeen guriga nin 23 jir ah oo la yiraado Ali

Warkii oo dhan