Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

WARARKA MAANTA

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - May 6, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

A.Madoobe Oo la Tiic-Tiicay Sidi Murugo Haweyn Marku Bog Iyo Baabaco Ku Loodin Waayey Shariif Sakiin

Wednesday - May 5, 2010

Mogadisho: Warar xog ogaal ah oo aan ka soo xiganay shakhsiyaad iyagu xiriir toosa la leh qasriga madaxtooyada ayaa wax yar noga iftiinshay galgalashada

Warkii oo dhan

Ahlu-Suna Oo Faganeysa Indha Shareerka Hawen Iyo Shabaab Oo Ku Sheegay Baadilnimo Shareecdu Shuuftay

Tuesday - May 4, 2010

Ciidamada Ahlu Sunah ee ku sugan magalaada Muqdisho ayaa bilaabay maanta waji cusub oo baritaan ah kaasoo la xiriira inay haweenka u diidaan inay xirtaan indho shareerka

Warkii oo dhan

Shacabkii Sacuudiga Oo Ku Abuurantay Caro Meela Ay Ka Baxdo La' Kadib Markii Boqor Cabdalla Uu...

Monday - May 3, 2010

Qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa dalka Sucuudiga ayaa maalmo dhaweyd bogooda hore ku daabacay sawir, kaas oo ay ka dhex-muuqdaan Boqor Abdullah bin Adbulaziz

Warkii oo dhan

Seef La Bood Soomaali Oo U Xayd-xeydaneysa Iney Qunbulado Qarxyo Ka Fuliso Meelo Ka Mida Israaiil

Sunday - May 2, 2010

Sida ay carbaabeen saxaafadda ka soo baxda dalka yuhuudda ayaa daabacday in dad u dhashay Somaliya ay Al-qaacida tababar gaara ku siinayso waddanka Yeman, oo

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Friday - April 30, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Nin 70 Sano Wax Cunin Waxna Cabin

Thursday - April 29, 2010

Saynisyahanada Ciidamada Military-ga Dalka Hindiya ayaa ku mashquulsan baaritaanka Nin 82-jir ah kaas oo sheegtay inaanu Waxna Cunin Waxna Cabin Muddo ku siman Todobaatan

Warkii oo dhan

Jarmalka Oo Markii Ugu Horeysey Gabar Muslim Ah Uu Magacaabay Wasiir

Wednesday - April 28, 2010

Golaha Barlamaanka Jarmalka ee Lower Saxony ayaa u dhaariyey Ayguel Oeskan inay noqoto Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Waqooyiga taas oo ka dhigaysa gabadhii

Warkii oo dhan

Xubnihi Baarlamaanka KMG Oo Shiikh Shariif Ka Diiday Iney Sameeyaan Dibu Gurasho

Tuesday - April 27, 2010

Kadib kulan Madaxweynaha dowladda soomaaliya uu shalay kula qaatay xarunta Madaxtooyada Xildhaanada Baarlamaanka gaar ahaan kuwa ka soo horjeeda gudoonka baarlamaanka

Warkii oo dhan

Xag Jirka Dalabaan Ka Soo Horjeeda Waxbarashada Hablaha Oo Sumeeyey 80 Ka Mida

Monday - April 26, 2010

Seddex iyo Toban Hablood oo Ciyaalo Iskuul ah ayaa xanuun soo ritay iyadoo laga shakisan yahay in la sumeeyey iyagoo ku sugan Gobolka Kunduz , tirada Hablaha

Warkii oo dhan

Qashaabiirti Barlamaanka Isbiirsatay Oo Ku Hafatay Kiisas Lagu Shaq-shaqanaayo Doolar

Sunday - April 25, 2010

Mogadisho: wararka ka iimaanaya golaha baarlamaanka ayaa muujinaya in doodaha halkaas ka socda ay yihiin farsamooyin gaar ah oo looga sheekeysanayo kiis is waal

Warkii oo dhan

Muran Ku Saabsan Qaabka Isticmaalka Dekada Cusub Oo Ka Dhex-Oogmay Etoobiya Iyo Jabuuti

Friday - April 23, 2010

Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhex-oogmay muran xoogan oo ku saabsan qaab isticmaalka dekadda cusub ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kadib markii ay

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - April 22, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Wiil Diiday Inuu Ka Qayb Galo Aaskii Iyo Jinaasada Aabihii .. Maxaa Sababay ?

Wednesday - April 21, 2010

Xubin ka tirsan Al-shabaab ayaa wuxuu ku dhintey aabbihiis Shalay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose. Odeyga dhintey oo dhalay mid ka mid ah Al Shabaab 

Warkii oo dhan

Dhacdo Yaab Leh .. Dadweyne Uu Doortay " Mayor" Nin Dhintay

Tuesday - April 20, 2010

Washintong - Dadweyne ku dhaqan tuulo ka tirsan dalka Maraykanka oo la yidhaahdo Tracy City oo ka tirsan Gobolka Tennessee, ayaa maayar u doortay nin dhintay oo

Warkii oo dhan