Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Isku Shaandheyn Uu Axmed Siilaanyo Ku Sameeyey Wasiirada Dawladiisa

Wednesday - March 14, 2012

Hargeysa– Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa wuxuu xilkii kaga qaaday Wasiirkii maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wuxuu sidoo kale xilalkoodii ka qaaday wasiiro door ah oo ka tirsan golaha wasaaradda .. Axmed Siilaanyo wuxuu xilka wasaaradda maaliyadda u magacaabay Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee golaha Wakiiladda Cabdicasiis Maxamed Samaale isla markaa wasiir Xaabsade ee ahaan jiray warfaafinta waxaa loo magacaabay wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka.

Magaca Mudanaha Xilka laga qaaday iyo Xilka uu hayey:-

1 Eng. Maxamed Xaashi Cilmi .. Wasiirkii W/ Maaliyadda

2 Prof. Ismaacil Muumin Aar .. Wasiirkii W/Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

3 Ilhaan Maxamed Jaamac .. Wasiirkii W/Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada

4 Dr. Axmed Xaashi Oday