Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Liibiya Oo Shaxdi Kala Go'ga Loo Abuuraya Oo

Wednesday - March 7, 2012

Liibiya oo maalmahaanba reer galbeedku ay garan-waayeen sida ay ku socoto, ayaa sida la maleynaayo loo dagay shaxdi somaali ku dhacaday oo kale, waxayna u muuqata in arinta liibiya ay ku dhamaan-doonta kala taga iyo maamulo state-dyo cusub.

Waxaa durbaba Maamul cusub oo madax baanaan ku dhawaaqday gobolka Barqa oo yiri kama go'ayna liibiya laakiin waxaan noqoneynaa dawlad fedaraal ah oo iskeeda u taagan, waxayna iclaamiyeen wax kasta oo heshisyo  dhinacyad iyo gaar ahaan dastuurka la dajiyey xaga gaya waa ka laalanyahay ayey ku baaqeen