Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 28 April 2024

Liibiya oo U socota Jidki Xukunak islaamka

Saturday - March 3, 2012

maanta oo jimca ah shirweyne ay ku kulmeen hogaamiyaasha islaamiyiinta liibiya ayaa lagu goaansaday in dhamaan axsaabta kala duwan ee islaamiyiinta ku abtirsata ay ku midoobaan hal xisbi oo ay uga qayb galaan doorashada baarlamaanka ee dhaceysa bisha June