Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Somaliland Waa ganacsi Kolba Ka madax u ahi U Shito Sidi Makhaayad

Wednesday - March 7, 2012

Somaliland wax jira maaha waana shirkad ganacsi oo kolba qof u raran. March 7, 2012By staff-reporter Waxa mahad iska leh Ilaaha inna abuuray, mar labaadna waxa

Warkii oo dhan

Maxuu Salka Ku Haya Khilaafka Cusub Ee Mahiga Iyo Madaxweyne Shiikh Shariif

Wednesday - March 7, 2012

Muqdisho:-(RT)  Mahiga ayaa mudo bila ah ku jahwareersanaa la qabsiga siyaasada Soomaaliya oo is badbadal badan uu xiligaasi ka jiray hase ahaatee Mahiga ayaa

Warkii oo dhan

Wiilka Socodka Tamashle LaTiictiica Mr. Butin Oo Talaabadu Ku Macaashay Guusha Lagu Tilmaamay Ceeb

Tuesday - March 6, 2012

Moskow: Doorashadii Ka dhacday wadanka Ruushka maalintii Axadii aan soo dhaafnay ayaa waxaa si rasmiya ugu guulaystay Raysal Wasaarihii Wadankaas Vladamir Butin, Natiijadii

Warkii oo dhan

Golaha Hogaanka Tolka Ee Digil Iyo Mirifle Oo Ugu Baaqay Muqtaar Robow Darajadu Rabo Lagu Raro iyo..

Monday - March 5, 2012

Muqdisho:- Masuuliyiinta iyo Saraakiisha sar sare ee Dowlada KMG ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolada Bay iyo Bakool iyo waliba hogaanka golaha tolka ee beelahaas ayaa

Warkii oo dhan

Xaflad Jawi Faraxd leh Oo Ay Soo Camireen Wasiir John Baird Iyo Diplomat Cumar M. Calixaashi

Sunday - March 4, 2012

Ottawa: Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada, John Baird iyo gaar ahaan aqoonyahanada jaaliyadda

Warkii oo dhan

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Kanada John Baird Oo Ka Qayb Galay Xaflad Lacag Aruurin Lagu ....

Sunday - March 4, 2012

Ottawa: Xaflad si wanaagsan loo agaasimayWasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada, John Baird ayaa kala qayb-galay jaaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Ottawa xaflad

Warkii oo dhan

NATO Oo Ku Hungooday Ulajeedadi khamaarka Ay Ku Kala Wareejisay Qadaafi Iyo Kooxihi Ka Horyimi

Saturday - March 3, 2012

hogaamiyaasha cul-culus ee islaamiyiinta libiya oo gurubna ka maqneyn ayaa maalinti jimcaha shirweyne ku qabsaday magaalada Triboli halkaaso

Warkii oo dhan

Liibiya oo U socota Jidki Xukunak islaamka

Saturday - March 3, 2012

maanta oo jimca ah shirweyne ay ku kulmeen hogaamiyaasha islaamiyiinta liibiya ayaa lagu goaansaday in dhamaan axsaabta kala duwan ee islaamiyiinta ku

Warkii oo dhan

doonista goitaanka Somaliland ma ku gaari karta hab dhaqanka siyaasadeed ee maanta

Saturday - March 3, 2012

Sida aan la wada soconnana waxa saxaafadda Somaliland, siyaasiyiin iyo qurba joog u ololeeya gooni isu taagga Somaliland, ay maratoon dheer ugu jiraan run ka dhigista

Warkii oo dhan

Madaxdi Ku Shaqeysay Kibir Wixi Qabsaday La Aragyey Maxuuse Ku Dambeyn Bashar Asad .. By Maxamadeyn

Saturday - March 3, 2012

Saddaam waa la daldalay, Qadaafi waa la dilay, Xusni Mubaarak xabsiga ayaa la dhigay, Bin Cali wuu baxsaday, Cali Cabdalla Saalix khasab ayuu xukunka ku wareejiyay,

Warkii oo dhan

Sidee Lacagaha Madax-Furashada Ahi Ku Gaaraan Kooxda Burcad-Badeeda

Friday - March 2, 2012

By Wariye Mawliid Xaaji Cabdi: Shan iyo tobankii sano ee ugu dambeeyey haba ugu darnaato 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ka aloosnaa xeebaha Soomaaliya gaar ahaan

Warkii oo dhan

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Jabuuti Oo Diiday In Wasiiro S/land Ay La Kulmaan Xagaltosiye Iyo Warkaas Oo

Thursday - March 1, 2012

Hargeysa(Waaheen) horboodihii hore ee kooxdii SSC xagla-toosiye ayaa la sheegayaa inuu khiyaameeyay labadii wasiir ee Somaliland ee dhawaan Jabuuti tagay kuwaasoo

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaare C/Wali: Xiliga Kala Guurka Waa Inu Dhamaadaa 20ka August 2012

Wednesday - Feb 29, 2012

Oslo: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August

Warkii oo dhan

Sir Qunbulad Ah: Yaa Madaxweyne Isu Diyaarinaaya .. Yaa Loo Wada Raiisal Wasaare

Tuesday - Feb 28, 2012

Soo Diyaarshe tifaftiraha Galdogob Times: Gor galab gaab ah ayaa anigoo ku Qaxweynaya goob aan ugu magacdary baar luga Baxsi oo aan galb-damedka

Warkii oo dhan

Takhtar Xaawo Cabdi Dhiblaawe Oo Ku Eedeysay Al- Shabaab Iney Dhulkeedi Dad Aan Lahayn U Xukuntay

Tuesday - Feb 28, 2012

Xigasho (RH) Marka: Dhaqtarad Xaawo Cabdi Dhiblaawe ayaa sheegtay in Al-shabaab ay qayb ka mid ah dhulkeeda uu ku yaallo isbitaalka iyo kuwo kale oo ay deggenaayeen

Warkii oo dhan