Friday - April 6, 2012
Addis Ababa: Sida ay sheegtay Shabakadda Ka sii Digista Abaarta ee loo yaqaan Fewsnet, waxaa qiyaasti caadiga aheyd hoos uga dhacaya roobabka xiligan ee Bariga
Warkii oo dhan
Thursday - April 5, 2012
Moscow: Madaxweynaha dalka Ruushka Dmitry Medvedev ayaa shacbiga ka codsay in ay kala hawl galaan, baadi doonka bisad qoyskiisu lahaa oo ka luntay, taas oo uu sheegay
Warkii oo dhan
Wednesday - April 4, 2012
Mogdisho: Sida la cadeeyey waxa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdishu qarax is miidaamin ah oo lala beegsaday golaha murtida iyo maddadaalada ( National Theatre
Warkii oo dhan
Tuesday - April 3, 2012
Jigjiga: Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya madaxtooyada dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa isbadal lagu sameeyey golihii wasiirada ee xukumadda deegaanka Soomaalida.Wararkan
Warkii oo dhan
Monday - April 2, 2012
Waxa aan isku dayi-doonaa in aan bal wax ka yara taataabto dawooyinka dabiiciga. Daawaynta xanuunada ama cudurada ayaa loo kal qaadaa laba qaybood oo kala ah mid
Warkii oo dhan
Sunday - April 1, 2012
Xigasho Lasanod.com :Waxaana lagu soo waramayaa inay hadda iska horimaadki qaboobeen .. Dagaalkani wuxuu u dhexeeyey maamulka Somaliland iyo Maamulka Khaatumo
Warkii oo dhan
Saturday - March 31, 2012
Siyaasada Iyo qarjac-jacyada muranka ka jira bulshada guud ee Somaaliya ayaa ku hardamaya falkinta saadaalinta ciida ama shakhsiga ku soo boodi kara doorashada
Warkii oo dhan
Friday - March 30, 2012
Cairo: Warar la xaqiijinaayo oo ka soo baxay takhaatiirta ku mashquulsan daawenta cudarka haya madaxweynihi hore Xusni Mubaarka ayaa laga xigtay in xaaladi caafimaad
Warkii oo dhan
Friday - March 30, 2012
Wargeyska New York Times ayaa bogiisa ku xaqiijiyey in baaristi ku socotay xaasaskii Bin laaden laga helay amuuro badan oo sireed oo la oran-karo waa joog ku dhacday
Warkii oo dhan
Thursday - March 29, 2012
Goor galab gaab ah ayaa laga soo dajiyey airaborka Hargaysa dhallinyaro lagu sheegay burcad badeed Soomaali ah oo lagu soo Maxkamadeeyay dalka Seychelles,
Warkii oo dhan
Thursday - March 29, 2012
Laascaanood Waxaa maalma-haanba socda warar isa soo taraya oo sheegaya in maleeshiyaad sidi komandooska cidiyaha ku dagaalamaya isku dayaya iney
Warkii oo dhan
Wednesday - March 28, 2012
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa xalay Qasriga Madaxtooyadda Shir gaar ah kula yeeshay Guddi beesha Dhulbahante ah oo ku sugan
Warkii oo dhan
Wednesday - March 28, 2012
Adiss Ababa, Walta Info- Xukuumada Itoobiya ayaa mamnuucday in ganacsi dibedda looga keeno sibir (cement), maadaama wax soo saarkii warshadaha dalku gaareen buuxinta
Warkii oo dhan
Tuesday - March 27, 2012
Hargeysa: Xukuumadda Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow geysay Maxkamadda, waxaanay Maxkamaddu u jartay Afartan cisho
Warkii oo dhan
Monday - March 26, 2012
Fadeexad aad u weyn ayaa lasoo deristay Raisalwasaaraha dalka Ingiriiska kadib kolkii ninka u qaabilsan soo ururinta lacagta uu xisbiga Conservative ku hawlgalo
Warkii oo dhan