Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Ka Digtoonow Toban Caado Oo Si Daran U Burburiya Maskaxda Aadamaha By Kamal Axmed Cali

Friday - July 6, 2012

1. Quraac la’aanta:Dad badan ayaa caado ka dhigta in aanay subaxdii quraacan, laakiin waxa ay dhakhaatiirta caafimaadku xaqiijiyeen in qofka quraacda uu aad hoos

Warkii oo dhan

Bunka Oo La Sheegay In Uu Ka Qayb Qaato La Dagaalanka Gabowga (Duqnimada)

Wednesday - July 4, 2012

Canada By Kamaal Ahmed Ali -- Cilmi baaris caafimaad oo dhowaan lagu sameeyey dalka Canada ayaa lagu ogaaday in walxo Antioxidant ah oo bunka ku jiraa ay si weyn

Warkii oo dhan

Shirka habar yoonis

Wednesday - July 4, 2012

Shirka beesha Habar Yoonis ee Daalo iyo aragtida wargeyska Awdalpress.comJuly 3, 2012By staff-reporterAwdalpress – Daalo – Weli waxa socda shirka beelaha Habar-yoonis,

Warkii oo dhan

Maamulka Axmed Siilaanyo Oo Ku Mashquulsan Xaglo-toosiye Iyo Keyse Cabdi Yuusuf Oo Toolkood Dayriyey

Tuesday - July 3, 2012

Galdogob Times- Xigasho Waaheen – Heshiiska Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la gashay hogaamiyihii kooxda SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye)

Warkii oo dhan

M/weynaha Dunida Ugu Qanisan Oo Ku Nool Qasri Dahab Lagu Xardhay Iyo Weelka U Wax Ku Cuno Oo Dhee...

Monday - July 2, 2012

Galdogob Times - Brunei- Madaxweynaha ugu dhaqaalaha buuran madaxda kala duwan ee dunida maanta hoggaamisa ayaa lagu sheegay in uu yahay Suldaanka boqortooyada Brunei

Warkii oo dhan

Madaxweyne C/ Raxman Faroole Oo Wax Ka Iftiimiyey Sheekada Shiikh Shariif Iyo Axmed Siilaanyo

Saturday - June 30, 2012

Waraysi uu Madaxweyne Faroole uu siiyey laanta Afka Somaliga ee BBCda, ayaa waxa uu ku muujiyey in mad-daw badani kaga jiro waxa ay ku shireen, oo uu ku tilmaanay

Warkii oo dhan

Diin-Diinki Aduunka Ugu Cimriga Dheeraa Oo Ku Xijaabtay Jasiirada Pinta Iyo Xabaashiisa O Si Weyn ..

Thursday - June 28, 2012

Pinta- Saxaafada caalamka ayaa maalmahan si weyn  uga hadlaysay wararka ku  saabsan geerida Diinkii aduunka uga cimriga dheeraa oo dhawaan  ku geeriyooday

Warkii oo dhan

Dawlada Israaiil Oo Ka Hadashay Guusha U Doorashada Ku Gaaray AKhwaanka Maxamed Mursi

Wednesday - June 27, 2012

Qaahira: Sida la ogyahay Wejigi labaad ee doorashada oo ay isugu soo hareen murrashaxa Ikhwaan al-muslimiinka iyo ra’iisal-wasaarihii u dambeeyey dawladdii

Warkii oo dhan

Xubnaha Golaha Wasiirada KMG Oo Ansixiyey Gudi Farsamo Oo Ka Kooban 27 Xubnood

Tuesday - June 26, 2012

Muqdisho (RH) Kulan ay shalay galab ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay ra’iisal wasaare

Warkii oo dhan

Maxamed Morsi Oo Noqday M/weynaha Masar Iyo Haraadigi Mubaark Oo Xabsiyada Ay Ku Jiraan Ku Baroortay

Monday - June 25, 2012

Qaahira:Siyaasiga Maxamed Morsi ee ka tirsan xisbiga Islaamiga ah ee Ikhwaanu Muslimuun ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada dalka Masar oo gole milatari

Warkii oo dhan

Tacsi U Socota Qoyski Hooyo Xaawo Kaaho Warsame Oo Maanta Duug Lagu Hubsaday

Saturday - June 23, 2012

Haddi Mawdku Ruux deynaayo oo dunidu waareyso ambiyada nalo soo diray lagama dileen .. waxaa amar alle maanta duugna lagu hubsaday hooyo Xawo Kaaho Warsame oo inti

Warkii oo dhan

Axmed M. Qaybe Oo Xog-Waran Ka Bixiyey Siyaad Bare

Friday - June 22, 2012

Geeska: Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), xog waranka ku saabsan taariikhdii Somaliya ee uu siiyay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu maanta ku soo qaadanayaa shakhsiyadii

Warkii oo dhan

Shirki Ka Socday London Ee dhinacyada Somaalida Oo Maanta Ku Dhamaaday Muran Iyo Yooyootan

Thursday - June 21, 2012

London – Wafdiyadii wasiirrada ahaa ee kala matilayey labada garab ee dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland ayaa waxa loo qabtay dood, ay qola walliba ku sheeganaysey

Warkii oo dhan

Shirka London Dhinacyada Somaali Loogu Qabanaayo Maxaa Ka Soo Baxaya

Wednesday - June 20, 2012

London – Wararka laga soo xiganaayo london ayaa sheegaya in shir albaabadu u xiran yihiin u goor dhow ka furmi doona london, waxaa shirka ku kulmi-doona labada dhinac

Warkii oo dhan

Xog-Waran U Bixiyey Axmed Qaybe Kuna Cadeeyey Sida X.Mingiste Ugu Dooday Degmada Galdogob

Monday - June 18, 2012

Hargeysa :Waa xog-waran u bixiyey Axmed Maxamed Qaybe, waxaanu hadalkiisa ku bilaabay in sannadkii 1988 oo ay qarxeen dagaaladii ka dhex qarxay xoogagii SNM

Warkii oo dhan