Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Cusub, Ahna Shiikh Shariif Sodogiis Oo Mog. Lagu Dilay

Sunday - September 23, 2012

Muqdisho-  Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia oo lagu magacaabi jiray Mustafe Xaaji Macalin ayaa maqribnimadii caawa lagu toogtay hoygiisa oo ku yaala

Warkii oo dhan

Sawir-Kartoono Lagu Aflagaadeyey Nabigeena Suuban Oo Cabsi Iyo Argagax Ku Abuuray Dawlada Faransiisk

Saturday - September 22, 2012

Farasiiska oo baqdim darteed u xiraya 20 safaaradood uu ku leeyahay dalalka Carabta + walaaca laga qabo kacdoonno ka yimaad muslimiinta Faransiiska iyo kuwa caalamkaParis

Warkii oo dhan

Waxaa Si lama filaan Ah U Geeriyoodi Allaha Ha U Naxariiste Digtoor Maxamed ilka-Dahab

Friday - September 21, 2012

Naf waliba maalinti ajasheedu dhamaato ayaa xag alle looga yeera, waxaa si lama filaan ah ugu geeriyooday dalka Bulgaariya caasimada Sofiya Digtoor Maxamed Xuseen

Warkii oo dhan

Cabdi-Weli Gaas Oo Diiday Amarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Thursday - September 20, 2012

Sida warku sheegayo C/weli Gaas ayaa diiday ka qeybgalka shirka Newr York kadib markii loo sheegay inaan loo magacaabi doonin Ra’isul wasaare, wuxuuna ku dooday

Warkii oo dhan

Ciidamada Huwanta AMISOM Oo Aan Qabsan Waqtiga Hawlgalkooda Kisimaayo Ku Dhamaanayo

Thursday - September 20, 2012

Nayrobi, (Xinhua) – Ciidamada nabad-ilaalinta AMISOM, iyo ciidamo gudaha ah ayaa shalay qabsaday magaalada Janay Cabdala, sida afhayeenka ciidamada Kenya, Col. Cyrus

Warkii oo dhan

Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Filimki Nebi Maxammed SCW Lagu Aflagaadeeyey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Tuesday - September 18, 2012

Mogdisho(Geeska)- Inta badan ee dalalka dunida muslimka waxaa ka socda kacdoonno ay dadku ku muujinayaan sida ay u diiddan yihiin in si sahlan loo aflagaadeeyo diintooda.

Warkii oo dhan

M/weyne Xasan Shiikh Oo Si Diplomaasi U Dugsaday In S/land Oo Harti Ka Maqantahay Aysan............

Saturday - September 15, 2012

Mogadisho- siyaasiga caanka ah oo horay u ahaan jiray diplomaasi ka tirsanaa dawladi maxamed Siyaad Oday Axmed Maxamed Aadan(Qaybe) ayaa sheegay in luuqadii uu Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Qaraxyo Lala Beegsaday Hotelka U KU Jiro Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Wednesday - September 12, 2012

Muqdisho -Kooxo Miidaamo ah ayaa laba qarax oo waaweyn maanta la beegsaday Hoteelka uu ka degan yahay Magaaladda Muqdisho Madaxweynaha cusub ee Baarlamaanku doraad

Warkii oo dhan

Yaa Loo Doortay Madaxweynaha Somaliya

Tuesday - September 11, 2012

Mogadisho-Doorashada madaxtiminasda Somaliya aya soo gaba-gabowday waxaana natiijaa in Madaxweynaha somaliya loo doortay Xasan sh. Maxamuud oo ah Nin ku cusub saaxadda

Warkii oo dhan

Shacabka Somaaliyeed Oo Si Weyn Indhaha Ugu Haya Doorashada Beri Ee Madaxweynaha Somaliya

Sunday - September 9, 2012

Guud ahaan umadda Somaaliyeed waxay indhaha iyo dhegahaba ku hayaan Magaalada  Muqdisho oo ay ka dhacayso Maalinta isniinta ah doorashadii Madaxtinimo  ee

Warkii oo dhan

Lacaga Laaluusha Oo Shiikh Shariif U Qaybiyey Xildhibaanada Cusub .. Xigasho By Axmed Gacal

Saturday - September 8, 2012

Waxaa ila Lagu Kalsoonyahay ay Xaqiijiyeen in Maalinimadii khamiistii Shiikh Shariif uu Lacago Laaluusha siiyey xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya.    Qiimaha

Warkii oo dhan

Musharaxiinta U Tartamaya Madaxweyneimada Somaaliya Oo 10 Ka Mida Ah Galabta Wax........

Friday - September 7, 2012

Muqdisho: Waxaa saacad kadib la filayaa in ilaa 10-Musharax oo ka mid ah Musharixiinata Madaxtinimada Soomaaliya ayaa la filayaa inay hortagi doonaan Baarlamaanka

Warkii oo dhan

Suuqa Kala iibsiga Codadka Xildhibaanada Mogdisha By Qalinkii C/laahi Jaamac( fogaanarag.com)

Wednesday - September 5, 2012

Doorashada Madaxweynaha oo ah waxa kaliya ee ka harsan dowladnimada rasmiga ah ayaa noqotey maalmahaan hadalheynta aanan marnaba maskaxda ka faaruqin, waxaana soo

Warkii oo dhan

Xog Goldogob Times Ka Heshay Ilo Sira Oo Sheegay In C/laahi Cado U Helay Tiradi Xildhibaanada U Ku N

Wednesday - September 5, 2012

Galdogob Times- Mogdisho-  WaxaaBeryahaan oo magaalada Mogdisho ay ciiryaameeysay rajo la isku maaweesho iyo sheekada odoroska dib loogu eegaayo marxladaan

Warkii oo dhan

Ciidamada Bada Kenya Oo Duqeysey Magaalada Kisimaayo Ee Marsada Leh

Tuesday - September 4, 2012

Galdogob Times- Kisimayo- Afhayeenka u hadlay ciidanka Kenya, Kolonel Cyrus Oguna ayaa BBC u xaqiijiyay in ciidanka badda ee Kenya ay duqeeyeen magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan