Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Fadiilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Baraarujintiisi Jimcaha Wax Ka Yiri Ramadaanka Fooda Nagu Soo Haya

Thursday - July 30, 2009

CWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, baraarujinta Jimcahan waxaan kaga hadlayaa Bisha RAMADAN ee barakeysan oo fooda nagu soo

Warkii oo dhan

Caanaha Geela Oo Ka Hortaga Cudurada Kansarka Ee Ku Dhaca Afka,Cunaha, Mindhicirka By Hersi Osman

Wednesday - July 29, 2009

"Waxyaalaha mudo aad u dheer  kamid ahaa quutal-yowmka caafimaadka qaba ee dunida Carbeed maalin walbaale laga isticmaalo ayaa waxaa la rajeynayaa in mustaqbalka

Warkii oo dhan

Caanaha geela

Wednesday - July 29, 2009

Faalooyinka qaar waxay isweydiinayaan Caanaha geelu Dawo manoqon karaa.Hadii Caanaha geela labarbar dhigo bay leedahay macluumaadka kasoo baxay baadhitaanadii kala

Warkii oo dhan

Ex Madaxweyne Charles Taylor Oo Lagu Eedeeyey Dad-Qalnimo Iyo Dad Uu Cunay

Tuesday - July 28, 2009

Madaxweynihii hore ee Laybeeriya Charles Taylor oo ay iminka dacwad wejiyo badani lihi uga socoto Maxkamada Hague ayaa diiday oo wax laga matago ku tilmaamay eedeeymaha

Warkii oo dhan

Orodyahan Maxamed Faarax Oo Kaalinta Kowaad Ka Galay Tartankii Orodka Ka Dhacday Dalka Ingiriska

Monday - July 27, 2009

London: Ciyaaraha maratonka 5ta kun ee mitir lagu qabtay caasimada dalka Ingiriiska, ee London, ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay orodyahan Soomaaliyeed oo u ciyaara

Warkii oo dhan

Hillary Clinton Set To Meet Somali President .... Dhagax Tuujineysa Oo Dhuuxeysa Meel Maran

Monday - July 27, 2009

WASHINGTON, July 27 (Reuters) - U.S. Secretary of State Hillary Clinton plans to meet the president of Somalia's transitional government during a seven-nation trip

Warkii oo dhan

Xog Loo Qaateen Ah Oo Aan Ka Helnay Dhinaca Dawlada Fransiiska

Sunday - July 26, 2009

Baris- Jabuutti: Dawlada fransiiska camanka tuureysa ayaan weli qorshaheeda si fiican u  dhameystiran sidi ay ku soo furan lahayd saraakiisheeda

Warkii oo dhan

Somaalida Ku Nool Maleesiya Oo Ka Ashtakooneysa Web-sitka Daynile By Saciid X. Abdi "Macruuf"

Friday - July 24, 2009

Malaysia- Dhamaan mujtamaca kala gadisan ee  ku nool dalka Malaysia, sida Ardeyda tacliinta kalkaas wax ka barata,  wax garadka, Jaaliyada iyo bulshada

Warkii oo dhan

Qaraxi La Baday Aarkii Xaashi Ceyrow Oo Ay Ka Dambeeyeen Hay'ada Care, Kwa Kalana Weli U Si Shaxaya

Friday - July 24, 2009

Muqdisho- Hay’ada samafalka calaamiga ah ee CARE waxay si cad u beenineysaa edeeynta ka dhanka ah ee ay ku soo saartay Harakat Al-Shabaab Mujahidiin war saxaafadeedkii

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Casharkiisi Jimcaha Ku Soo Qaatay Qiiso Xiiso Leh Oo.......

Thursday - July 23, 2009

ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, baraarujinta Jimcahan oo aan kaga hadlayo dood dhex martay macalin iyo arday...Doodaas waxay

Warkii oo dhan

Yahuudi Israail Qalad iyo Wanaag kala Saxday Qufraana Eebe Weydiistay Oo Qawlkii ILaahay Raacday

Wednesday - July 22, 2009

Quds" jerusalem" Saxaafadda Yuhuudda ayaa maalmahaan waxay soo bandhigeysey in uu jiro welwel aad u weyn oo soo foodsaaray Madaxda Yuhuudda kaas oo ka dhashay

Warkii oo dhan

Dhalinyaro Isirka Soomaali Oo Xabsiyada Liibiya Ku Barooranaya ILintuna Ka Go' bo Leedahay

Tuesday - July 21, 2009

Liibiya- Bengaazi : Falsafada Aqal libaax laf lagama waayo ayey dhalinyarada Soomaali ugu baqooleen cariga liibya iyo Zaciimka Macamar Qadaafi oo

Warkii oo dhan

Xogti Ugu Dambeysey ee Laga Helay Saraakiishi faransiiska Ee Afduubneyd

Monday - July 20, 2009

Mogadisho: Shabakada Galdogob Times Oo u kuurgashay halka ay ku dambeeyeen la haystayaashi faransiiska ee dhawaan magaalada Mogdisho laga afduubay aya Website-kan soo

Warkii oo dhan

Booliski Dalka Mexico Oo Meydkoodi Tira-beelay Kadib Markay Sidi Maafiyada Isu Gawr-gawraceen

Sunday - July 19, 2009

Mexico: Waxaa dalka Meksiko lagu qabtey 20 boolis ah oo la aaminsan yahay in ay laayeen ama dileen 30 Booliska Federaalka ah oo ka mid ahaa kuwa u xil

Warkii oo dhan

Mr.Zarkusi Oo Qaadan-Waayey Qaabka Afduubka U Dhacay Iyo Al-Shabaab Oo Sidi Shabeel IL Dabeysa

Friday - July 17, 2009

Baris- Mogdisho- Adis ababa : Wararka soo gaaraya madaxtooyada faransiiska ayaa tilmaamaya in xaalada saraakiisha af-dooban ay ugu muuqato mid rajo beel ah oo aan

Warkii oo dhan