Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

General Galaal Oo Uu Sharaxan Wasiirka Difaaca Iyo Maxamed Dheere Oo Loo Rabo Wasiirka Amniga Guud

Sunday - March 28, 2010

Warar xog-ogal ah ayaa tilmaamaya in raiisal wasaaraha Ina Cabdi Rashiid loo gudbiyey magacyo liis ama daraaf ay ku qoranyihiin isku shaandheyn golaha

Warkii oo dhan

* * * Koffee Epresso * * *

Friday - March 26, 2010

Waa News Gaar ah oo Aad nooga baran-doontaan todobaadkiiba maalinta Sabtida ,waxaana ku magacaawnay "Koffee Expresso" la socod wanaagsan'      

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - March 25, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Shiikha Azharka-ka Cusub Ee Masar Oo Loogu Baaqay Inu Iska Casilo Jagada Loo Magacaabay

Wednesday - March 24, 2010

Gudoomiyihii hore ee Golaha Fatwada Jaamacada Al-Azhar ayaa ka dalbaday Sheekha Cusub ee Jaamacada Dr. Axmad al-Tayib inuu iska casilo Xisbiga talada haya ee dalka

Warkii oo dhan

Afar Caruura Iyo Hooyadood Oo Odaygii Reerka Dilay Meydkiisina Gubay

Tuesday - March 23, 2010

Masar: Dalka masar afar wiil iyo hooyadood ayaa ku tashtay inay Aabahood khaarajiyaan isagoo Abaha la dilay caruurtaa iyo hooyadood kula dhaqmi jiray dacbeecad xun

Warkii oo dhan

Madaxweyne Geelle Oo Sheegay In Aanay Ciidamo U Direynin Soomaaliya

Monday - March 22, 2010

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo la hadlaayey Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegay in aanay Xukuumadiisa u qorshaysnayn in Ciidan nabad ilaalineed

Warkii oo dhan

Kala Shaandheyn Wasiiro Iska Maqaar-Saar Ah Oo Ay Ku Bixi-doonaan Wasiir iibi Iyo Sh.C/qaadir

Monday - March 22, 2010

Sida ay qeexeyso heshiis ku saabsan awood qeybsi dhawaan dhex maray Dowladda KMG iyo Ahlu Sunah Wal-jamaacah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada

Warkii oo dhan

Meles Zenawi Iyo Afwerki Diifty Kala Gaartay Iyo Taladi Qoriga Oo Ku Badalay Talaabooyin Nabadeed

Sunday - March 21, 2010

Ka dib dagaal dhiig badani ku daatay oo ka dhacay xuduuda labadda dal ee Deriska ah waa Eritariya iyo Itoobiya ayaa laga dareemayaa isku soo dhawaan u dhaxaysa madaxda

Warkii oo dhan

Madaxweyne Cumar Geele Oo Gal Dacwadeed Looga Furay Maxkamad Ku Taal Cariga Faransiiska

Friday - March 19, 2010

C/raxmaan Boorre oo ah Ganacsade u dhashay dalka Jabuuti ahaana nin ay kibista wada qaybsan jireen madaxweyne Cumar Geele ayaa la soo tabinaya

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh. Shuceyb

Thursday - March 18, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Safiirkii Hore Ee Mareykanka U Fadiyey Itoobiya Oo Cambaareeyey Faragalinta Ciidan Ee Ay Ku Hayso So

Wednesday - March 17, 2010

Safiirkii  hore Dowladda Maraykanka u qaabilsanaa dalka Itoobiya ayaa waxaa uu ka hadlay fara gelinti Milateri ay Dowladda Itoobiya ku samaysay dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Wiil Ku Ibteleysnaa Cudurka Qalalka Oo Shabaab U Gawracday Sabab Basaasnimo

Tuesday - March 16, 2010

Source Xusuus .com : Wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo caafimaadkiisu dhiman yahay, waxaan ula jeedaa maskax ahaan aan deganeyn haddana bukaan socod ah oo xanuunsan,

Warkii oo dhan

Doolarkii Uu Ku Hodmilahaa Afawarqe Oo Xadkiisa Lagu Qabtay Iyo Asmara Iska Fogeysay Taageerida....

Monday - March 15, 2010

Masuul Sare oo ka tirsan Dowladda wadanka Eritrea ayaa markale beeniyey warbixin shalay ay soo saartay Qaramada Midoobay kaas oo ku aadan in ay Xukuumadda Asmara

Warkii oo dhan

Dawlada Ingiriiska Oo Ka Ogolaatay Madaxweyne Shariif In Xaaskiisu Ingiriiska Degto

Monday - March 15, 2010

(Puntlandi.com)Marwada Madaxweyne Shariif ayaa si rasmi ah loo dajiyey wadanka Ingiriiska ka dib markii uu Madaxweyne Shariif ka dalbadey dowlada Ingiriiska in xaaskiisa

Warkii oo dhan

Hogaamiyaha Shabaab Abu- Zubayr Oo Jiida Hore Dagaalka Kormeer Ku Maray

Sunday - March 14, 2010

Hogaamiyaha Ururka Al Shabaab ayaa markii ugu horaysay bilaabya in uu booqdo Xeryaha Ciidamada Dhaq dhaqaaq Al Shabaab xilli in badan oo ka tirsan maleeshiyaadka

Warkii oo dhan