Sunday - April 11, 2010
Vijay Sharma waa nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka India, waxa uu noqday mid caan ku ah dalkiisa gudihiisa kadib markii la arkay xarakaadka la yaabka leh ee uu
Warkii oo dhan
Sunday - April 11, 2010
Sida Uu Soo Tabiyey Wariye Mahad Cali ee jooga Mogadisho ayaa faah faahin dheeri ah ka soo baxday dagaalo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaan ka tirsan
Warkii oo dhan
Friday - April 9, 2010
Maxaa Itoobiya Ka Socda - Xageese isla marayaan Meles iyo dariiqooyinkiisi Somaaliya ?
Waxaa magaalada Adis Ababa waayahaanba ka dhex bulaamaya tiic-tiicyo
Warkii oo dhan
Thursday - April 8, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - April 7, 2010
Sacuudiya - Riyaad: Nin Sacuudi ah oo magaciisa lagu soo gaabiyey S.M. da'diisu tahay 44 Sano, ayaa si kadis ah ku ogaaday in xaaskiisi uu qabay 14 sanadood ay
Warkii oo dhan
Wednesday - April 7, 2010
Mareykanka Oo Ka Fiirsanaya Qorshihiisa Militari Ee Somalia Iyo Walaaca Uu Ka Qabo Awooda Mintidiinta Oo Sii Kordhaysa.
Washington-06-Aprill-2010-(Gabooyenews.com)Maamulka
Warkii oo dhan
Tuesday - April 6, 2010
Waxaan aad ugu kuurgaley astaamaha ay labadan wadan ee Hindiya oo ku taal qaaradda Asiya iyo wadanka Itoobiya oo ku yaal qaarada Afrika astaamaha ay ummadahooda
Warkii oo dhan
Tuesday - April 6, 2010
Maamulka Obama ee dalka Mareykanka ayaa laga yaabaa inuu sida ugu dhaqsiyaha badan uu kor ugu qaado taageerada militari ee uu siinayo dowlada taagta daran ee federaalka
Warkii oo dhan
Monday - April 5, 2010
Madaxweynaha Dalka Afaganistaan ayaa meel ay fadhiyaan 90 Xildhibaan si calool adeyg ah u booteeyey kuna goodiyey inu si toosa ugu biiri-doono Wadaadada loo
Warkii oo dhan
Sunday - April 4, 2010
Dhawaan Madaxweynaha Punt-land markuu Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada ee miciyaha waabaayada ugu laabanyihiin Mr Ato Seyoum Masfin,
Warkii oo dhan
Friday - April 2, 2010
"Koob Ama Funjaan Coffee ama Qaxowo Espresso" Waa News Aan ugu Tala Galnay Inu Naga Baxo Maalinta Sabtida Oo Aan Ku Soo Koobeyno Dhacdooyinka
Warkii oo dhan
Thursday - April 1, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - March 31, 2010
Wararka iska soo daba dhacay ayaa tilmaamaya in dagaalo uu dhaxeeya maleeshiya beeleed iska soo horjeeda ayaa maanta mar kale dib uga qarxay degaanka Bacaadweyn
Warkii oo dhan
Wednesday - March 31, 2010
Dhawaan Baaris Cilmiyeed ayaa daboolka ka qaaday in dhacaamo laga soo miiro dhiiga khaansiirka lagu cajiimo marka la sameynaayo sigaarka la cabo,
Professor
Warkii oo dhan
Tuesday - March 30, 2010
Dhaq dhaqaaqa Ahlu Sunnah wal jameeca ayaa dowladda kmg ee Somaliya ugu baaqay inay iscasisho, maadaama aysan waxba ka qaban karin xaaladda cakiran ee ka taagan
Warkii oo dhan