Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Magacyada Xubnaha Odayaasha Tanade Ee Ka Qayb Galaya Kulanka Maddaxweyne Gaas

Saturday - August 13, 2016



Maanta iyagoo ka jawaabaya baaqi casumaada Madaxweyne Gaas, ayaa wafdigi cuslaa ee xambaarsan karaamad iyo magaca beesha Tanade ee u horkacayo Ugaaskii beesha Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed ayey waaberigi salada subax ka ruqaansadeen Galdogob iyagoo hayaankoodi geediga cagta saaray wadadi cadeyd ee u baxeysay caasimada puntland ee Garowe, waxaana warku igu soo gaaray iney saacado kadib gali-doonaan magaladaas .. waxaana xusid mudan in ay tahay markii ugu horeysay wafdi noocaas ah isku duuban kana kooban reer tanade oo dhan ay si wada jira ula kulmayaan madaxweyne Puntland, waxaana muuqata iney halkaas ku soo afjareen murankii badnaa iyo hadalkii dhataqlaha ee ka taagnaa bulshada dhexdeeda huu-haada la isku qabsan-jiray ee ahaa adiga khaldan iyo waxba dhageysanmeysaan iyo daba furfurkii xulufeysiga goni goonida loogu kala dhuumanaayey madaxda.

Sida la igu wargaliyey wafdigaas ka qayb galaya qolka mafrashaka wada hadalka Madaxweyne Gaas, waxaa ka mid ah odayaasha iyo wax garadka hoosta ku taxan.
 
1- Maxamud yuusuf Muuse
2- Bashiir Xuseen omar
3- Abdullahi aadan salaad
4- Aadan warsame cismaan
5- Axmed Nuur sh xassan
6- Cismaan maxamud takar
7- Axmed cigaal faarax
8- Axmed maxmud fiqi
9- Abdullhi maxamed ali
10- Qooje faarax muuse
11- Maxamud warsame muuse
12- Farxaan cabdille muxummed
13-Xassan cabdi gaas
14- Maxamed ali shaadho
15-Cabdiqaadir sh.ismail
16- Abdinuur kilic ismail
17- Farxaan faarax dheere
18- Cabdigaas khalif fiqi
19- Muqtaar cadikariim cilmi
20- Cabdulaahi sh. Ismail
20- Cadirashid maxamud jagfe
21- Cabdiqaasin maxamed xassan (dhaga wane)
22- Farxan cabdikacaan
23- Bashiir xassan Cadaawe
24- Cabdulli maxamed cali baar
25- Cabdiqaadir siciid samatar
26- Cabdi casiis bashir qoslaaye
27- Cabdiqaliif ajaayo
28- Cali Siciid nuux
29- Cabdirsaaq jaamac urufay
30- Cali faarax jaamac gaab
31- Siciid Cabdulaahi yuusuf
32- Saadiq xirsi salaad warfaa
33- Cabdulaahi xussen xassan
34- Cabdifitaax cardaf warsamed
35-Axmed faarax warsame
Iyo Tirro kale oo ka mida wafdiga oo Garoowe uga sii horeysa oo aan weli magacooda ii soo gaarin