Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Nin Turki Ah Oo Saaxiibkii Oo Lacgti Cuntada Ka Hor Bixiyey Toogasho Ku Dilay

Thursday - April 28, 2016



Istanbul-Daily Mail- Nin Turki ah oo ka carooday xisaabta biilka ah ee uu saaxiibkii ka hor bixiyay ayaa toogasho ku dilay, waxaana dilkan oo ka dhacay huteel ku yaala magalada Istanbul ee dalka Turkiga uu ka dhashay muran qofka bixinaya xisaabta biilka cuntada ka dhashay.

Ninka odayga ah ee toogtay saaxiibkiibkii oo ka carooday degdega uu saaxiibkii lacagta u bixiyay, ayaa gaariga kala soo baxay baastoolad ka dibna waxa uu ku dhuftay labo xabo, laakiin dhiig bax awgeed ayuu u dhintay markii la geeyay cusbitaalka.